2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inuu Dhamaaday Kaalintii Tooska Aheyd ee C6+ ee Arrimaha Gudaha Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa warqad rasmi ah u dirtay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay, James Swan, taasoo ay si cad ugu sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Mungaab oo shaqada ka eryay laba Gudoomiye degmo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Magacaabay Guddoomiyeyaasha kala ah; 1- Mudane Cumar Meeyre Mocoow, waxaa loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Dharkeenleey. Waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:War Garsoore Cabdulqawi Yuusuf oo Iska Casilay Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed, Cabdulqawi Axmed Yuusuf, ayaa si rasmi ah uga iscasilay xilkii uu ka hayay Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ah (ICJ), sida lagu sheegay war kasoo baxay maanta…
2 daqiiqo Sheeko:War Maraykanka oo soo dhaweeyay go’aanka Soomaaliya ay kaga laabatay mamnuucistii baasaboorrada Taiwan Dowladda Maraykanka ayaa si rasmi ah u soo dhaweysay go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay kaga laabatay amar ay horey ugu mamnuucday baasaboorrada ay bixiso Taiwan, taas oo la filayay inay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka In ka badan 10 qof oo ku geeriyooday weerar lagu qaaday iskuul ku yaalla dalka Austria Inta la xaqiijiyay qof ayaa ku geeriyooday weerar lagu qaaday iskuul ku yaalla dalka Austria, waxaana toogashadan oo lagu tilmaamay middii ugu xumayd taariikhda casriga ah ayaa la sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo soo jeediyay in dadka falastiiniyiinta ah loo raadiyo dhul kale Mareykanka ayaa sheegay in aanu oggolayn qorshaha lagu doonayo in falastiiniyiinta loogu dhiso dowlad madax-bannaan, asagoo sheegay in haddii la doonayo in arrintaas ay mira-dhal noqato ay qasab tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:War Puntland oo ka hadashay dad Koonfur galbeed ka soo jeeda oo lagu xiray Gaalkacyo Xilli saacadihii la soo dhaafay si weyn loo hadal hayay dad ka soo jeeda deegaanada maamulka Koonfur galbeed oo lagu xiray magaalada Gaalkacyo, islamarkaana siyaasiyiinta qaarkood ay falkaas ku tilmaamayeen…
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay ilaalinta madax-bannaanida labada dal Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Abdi Ali (Dhaay), ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Jaaliyadaha ee Jamhuuriyadda Kenya, Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xaaladda California oo weli cakiran iyo masuuliyiinta gobolkaas iyo Trump oo qoorta iskula jira Gobolka California ee dalka Mareykanka waxaa weli ka socda rabshado u dhexeeya ciidamada ammaanka iyo dad ka caraysan howlgalka musaafirinta ah ee dowladdu waddo. Guddoomiyaha gobolkaas Gavin Newsom ayaa madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:War Ciidanka Israa’iil oo xoog kula wareegay Doontii doonaysay in ay jabiso go’doominta la saaray Shacabka Qaza Ciidamada badda Israa’iil ayaa saaka si buuxda ula wareegay doonta samafalka ee lagu magacaabo Madeleine, taasoo safar bini’aadantinimo ka soo bilowday dalka Talyaaniga, kuna wajahneyd Marinka Qasa si ay gargaar…