2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo warbaahinta horteeda ku canaantay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Trump ayaa madaxweynaha Koonfur Afrika ku dhex kulan warbaahineed ka dhacay xaafiis Oval ee aqalka cad, asagoo tusay muuqaallo iyo sawirro ku saabsan dad caddaana oo uu sheegay in lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Safiirka cusub UK usoo dirtay Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles Nicholas King, ayaa shalay si rasmi ah u yimid magaalada Muqdisho, isagoo la wareegay xilka danjirenimo ee UK u qaabilsan Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:War War Degdeg ah: Hoobiyeyaal Lagu Garaacay Xalane Muqdisho – Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa afar hoobiye lagu garaacay xayndaabka Xalane, oo ah aagga ay ku yaalliin xarumo muhiim ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo sheegay in sodaalkiisii bariga dhexe uu ka faa’iiday ku dhowaad 2 trillion oo dollar Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka hadlay safarkiisii uu dhowaan ku tagey gobolka Bariga dhexe, gaar ahaan qaar kamid ah dalalka Khaliijka ayaa sheegay in dalkiisu uu socdaalkaas ka faa’iidey…
2 daqiiqo Sheeko:War Dalalka Carabta oo Si Wadajir ah u Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Ka Dhacay Muqdisho Muqdisho – Dowladaha Carabta ayaa si isku mid ah u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday xerada milatari ee Damanyo ee ku taalla caasimadda Soomaaliya, Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dil Maxkamadeed oo ka Dhacay Magaalada Baydhabo Baydhabo – Maxkamadda Gobolka Baay ayaa maanta si rasmi ah dil toogasho ah ugu fulisay marxuum Geesey, kaddib markii uu shalay si ula kac ah u dilay Marxuum Abshir. Dilkan…
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg-Deg Ah: Qarax Ka Dhacay Xero Damaanyo ee Muqdisho Qarax ayaa ka dhacay Xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay diiwaangelinta dhalinyarada loo qaadanayay ciidanka qalabka sida. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha Guutada 26-aad ee CXD oo lagu dilay Hiiraan Warar rasmi ah ayaa xaqiijinaya in taliyihii Guutada 26-aad ee qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Xujaale, lagu toogtay gobolka Hiiraan. Askari ka tirsan Ciidanka uu…
2 daqiiqo Sheeko:War Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Maalinta Aqbalidda Caalamiga ah si loo Dardargeliyo Ka-Qaybgalka Dijitaalka ah Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (NCA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan tababar iyo wacyigelin isugu jira, si loogu dabaal-dego Maalinta Aqbalidda Caalamiga ah (Universal Acceptance Day) ee 2025, iyadoo halku-dhigga sanadkan…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Qarax Miino oo Lala Eegtay Gaari Qaad Siday oo Ka Dhacay Duleedka Baraawe Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax miino oo goordhow ka dhacay duleedka magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lala beegsaday gaari nooca NOHA ah oo siday qaad…