Faahfaahinno Kasoo Baxaya Ra’isul Wasaaraha Dalka Slovakia oo la Toogtay Waxaa laga soo dayrinaya xaaladda caafimaad ee Ra’iisulwasaaraha dalka Slovakia Robert Fico oo lagu toogtay shalay gelinkii dambe dalkaasi. Ra,iisul Wasaare ku xigeenkiisa ayaa sheegay dhowr xabbadood looga dhuftay qeybo. 2 daqiiqo
1 daqiiqo Koox Hubeysan oo Weerar Ku Qaaday Booliiska Faransiiska iyo Khasare Ka Dhashay Rag hubaysan ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday gaari boolis oo marayay waqooyiga Faransiiska si ay ugala degaan maxbuus uu siday, waxaanay dileen laba ka mid ah ilaalada xabsiga, ayagoo sidoo kale si ba’anna u dhaawacay saddex kale.
4 daqiiqo Akhriso: Isballada Amni ee Muqdisho Labadii Sano ee Ugu Horreysay Madaxweyne Xasan Sheekh Caasimada Soomaaliya ayaa ku jirta jawi xasilloon ka dib markii labadii sano ee lasoo dhaafay ee uu xukunka joogay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo la kordhiyay tayada iyo tirada ciidamada sida gaarka ah loogu carbiyay.
1 daqiiqo Tiro Dad ah oo Geeriyootay Shil Gaari oo Ka Dhacay Gobolka Florida ee Dalka Mareykanka Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay gobolka florida ee dalka maraykanka kadib markii ay isku dhaceen bas ay la socdeen dad beeralay ah iyo gaari kale, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
2 daqiiqo Shirka Tamarta Adduunka oo Maanta Ka Furmaya Faransiiska iyo Ajamdaha Looga Hadalayo Shir-madaxeedka tamarta dunida oo la doonayo in lagu dhimo malaayiin carruur ah oo ku dhinta adduunka oo dhan, gaar ahaan Afrika ayaa lagu wadaa inuu ka furmo magaalada Paris, waxaana ujeeddadiisu tahay in la ururiyo balaayiin doollar.
1 daqiiqo Vladimir Putin oo Ku Dhawaaqay Inuu Bedelayo Mid Kamid ah Saaxibadii Ugu Dhawaa Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inuu beddelo wasiirka gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin-ka ku dhawaaqay.
1 daqiiqo Internetka oo Dalalka Afrika Saacado Ka Maqnaa iyo Mar kale oo Laga Cabsi Qabo in uu Hawada Ka Baxo Galitaanka Internetka ee wadamo badan oo Bariga Afrika ah ayaa hakad galay maalintii Axadda sababo la xiriira fiilooyinka badda hoostooda oo burburay, sida laga soo xigtay mareegaha la socda xogta Internerka.
2 daqiiqo Masar oo Sheegtay Iney Qaadeyso Tallaabo Ka Dhan ah Weerarka Israel ee Marinka Qaza Dowladda Masar ayaa sheegtay inay si rasmi ah ugu biiri doonto dacwadda ay Koonfur Afrika ka gudbisay Israa’iil ee ka dhanka ah xasuuqa ay ka waddo marinka Qaza, weerarka marinka Rafax ee xuduudda Masar oo maalmo ka socdaan weerarro.
1 daqiiqo Koonfur Afrika oo Caalamka Ugu Baaqday Inaan Indhaha Laga Laaban Xasuuqa Israel Ku Heyso Falastiin Dowladda Koonfur Afrika ayaa ugu baaqday caalamka in aan indhaha laga qarsan xasuuqa joogtada ah ee lagu hayo shacabka reer Falastiin ee ku sugan Qaza, xilli dhowaan Koonfur Afrika Isarel ay ka gudbisay dacwad ka dhan ah maxkamadda ICC.
1 daqiiqo Mareykanka oo Burburiyay Diyaarado ay Leeyihiin Xuuthiyiinta Yemen Ciidamada Mareykanka ayaa burburiyay saddex diyaaradood oo Xuuthiyiinta ay leeyihiin oo dul heehaabayay Badda Cas.