Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay ergayga gaarka ah ee Jarmalka u qaabilsan arrimaha geeska Afrika Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaaย xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Jarmalka u qaabilsan Geeska Afrika, Mr. Heiko Nitzschke. 1 daqiiqo
1 daqiiqo ๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ธ๐๐น๐บ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ซ๐ถ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ซ๐ผ๐ด๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Taageerada Hawlgallada, Mudane Atul Khare, waxana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
1 daqiiqo Raโiisul Wasaaraha XFS oo sheegay in dadka ku nool caasimadda muqdisho ay hadda ka dib maamulkooda si qof iyo cod ah ku soo dooran doonaan Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay hormarka ka socda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka ku nool caasimaddu ay hadda ka dib maamulkooda qof iyo cod ku dooran doonaan
1 daqiiqo Akhriso: Qodobadii ay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo James Swan Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa James Swan, Sii-hayaha Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.
1 daqiiqo Raโiisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhagax dhigay mashruuca dib-u-dhiska Tuulada Cayaaraha ee Stadium Muqdisho, ayaa sheegay in dhismaha mashruucan uu qeyb ka yahay dadaallada Xukuumadda DanQaran ee horumarinta isboortiga iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Raโiisul Wasaare Xamsa “Maanta waxaan u wada taagannahay in aan difaacno calankaas oo ay dullaan ku yihiin argagixisada” Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray dhamaan Shacabka Soomaaliyeed.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamse oo xariga ka jaray Wadooyin laga hirgaliyay degmooyinka gobolka Benaadir Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray saddex waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey caasimadda, kuwaas oo ku kala yaalla degmooyinka Garasbaaley, Waaberi iyo Xamar Jajab, Kaaraan iyo Cabdicasiis, isaga oo dhagax-dhigay waddada isku xirta dabka illaa isgoyska Bakaaraha.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo ka warbixiyay halka uu marayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa faahfaahin ka bixiyay halka uu marayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho.
1 daqiiqo Raโiisul Wasaaraha XFS oo ka Qeyb-galay munaasabadda xilka ku wareejinta Taliyaha cusub ee Booliska iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad ay xililka kula kala wareejiyeen Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliyeed, Sarreeyo Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, iyo Taliyihii hore, Sarreeyo Gaas Sulub Axmed Firin.
2 daqiiqo Raโiisul Wasaaraha XFS oo khodbad ka jeediyay kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay. Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khodbad dheer ka jeediyay kulanka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, asagoo ka hadlay arrimo dhowr oo ay ku jiraan hormarka ay dowladdu gaartay ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha, dagaalka ka dhanka ah Alshabaab, iyo dowlad wanaagga