Sawirro : Dadkii ku Dhaawacmay Qarixii Hotel Jazeera Sheeko:Dalka Luuliyo 26, 2015 Halkan waxaad ka daalacan kartaa qaar ka mid ah sawirada dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay hoteel Jazeera ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo la geeyey isbitaalka Madiina.