Siyaasi Daqare “Galmudug Waxay Hadda Ka Baxaysaa Wadadii Khilaafka”

Siyaasi C/raxmaan C/laahi Dhubad (Daqare) oo ka faalooda siyaasadda dalka ayaa sheegay in Galmudug ay haatan ka baxayso wadadii khilaafka, islamarkaana u guureyso dhanka midnimada.

Wuxuu sheegay Daqare in muddo badan aysan wax shaqo ah ka jirin Galmudug, islamarkaana uu ragaadiyey khilaaf muddo soo jiray, balse hadda ay reer Galmudug ogaadeen iney midnimada wax walbo ku noqon karaan waa sida uu hadalka u dhigaye.

Daqare ayaa sheegay in wadada ay hadda cagta saartay Galmudug ay tahay mid aad ugu faraxsan yihiin, isaga oo ugu baaqay shacabka Galmudug iney usoo jeestaan dhanka horumarka.

Sidoo kale, C/raxmaan Daqare ayaa sheegay in midnimo Galmudug ay ku socon karto oo kaliya isku tanaasul iyo sidoo kale in laga shaqeeyo aayahay dadka Galmudug.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News

Related Articles

9 Comments

  1. Wow, looks great, particularly the end. I was looking for that topic for a
    couple of days across the nest, but there was not anything precious.
    So happy to attain your post in the end. I
    am excited about this subject, and I want to be always conscious of the most recent news.

    That’s a pleasure to read your article and finally clarify the issue myself.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close
Goobjoog

FREE
VIEW