Wasiirka Arrimaha Dibadda Eritrea Oo Soo Gaarey Muqdisho
Sheeko:Dalka
Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea Cusmaan Saalix Maxamed iyo lataliyaha madaxweynaha Yemane Gabreab ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wafdiga waxaa garoonka Aden Cadde Int. Airport ku soo dhoweeyey wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Eritrea iyo wafdiga la socda ayaa lagu wadaa iney wada hadal la yeeshaan madaxda Soomaalida.
Goobjoog News