U bood dhigaalka

Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Saxiixay Mooshinka Lagu Baab’inayo Murshaxiin 5 Ah Oo Guddiga Khilaafaadka Natiijadooda Laaleen

Sheeko:Baarlamaanka

Golaha Shacabka waxaa uu maanta xarunta golaha shacabka ku yeeshay kulanka 4aad ee kalfadhiga 1aad ee baarlamaanka 10-aad, iyaddoo laga hadley mooshin horay loogu gudbiyay aqalka oo ku saabsan in baarlamaanka uu fasaxo 5 kursi oo natiijadooda la laaey.

Xildhibaanno ay ka mid yihiin Dahir Amin Jeesow iyo Ibrahim Isaq yarrow oo ahaa xildhibaankii horkacayey kooxda mooshinka keentay ayaa soo jeediyay in golaha shacabka uu faraha kala baxo kuraasta 5-ta ah ee ay laalistooda isku afgarteen guddiga xallinta khilaafaadka, madasha iyo beesha caalamka. iyagoo intaa ku daray in golaha aanu maxkamad aheyn oo go’aanka ahaado midka ay gaareen guddiyada doorashada.

Hadaba, Xilldhibannadan soo socda, waa Xildhibaannada saxiixay in la cafiyo 5-ta Xildhibaan ee la laaley natiijada tartankii ay galeen:

Magacyada Oo Dhameystiran:

  1. Maxamed Huseen Isaaq.
  2. Maxamed Mursal Maxamuud Boorow
  3. Axamed Xaaji Maxamed
  4. Maxamed Ali Huseen
  5. Abdi kariim Moalim Hasaan
  6. Adan Ali Idiris
  7. Mohamed Bakar
  8. Abdullahi Abadi .
  9. Yacquub Ali Mohamed
  10. Daahir Cabdi Cabdullaahi
  11. Khaliif Sheekh cabdullahi
  12. Cusmaan Kibax Abrali
  13. Sheekh Aadan Maxamed
  14. Axmed Mayow Cabdulle
  15. Axmed Xasan
  16. Hassan Ali
  17. Mohamed Ahmed Garweyne
  18. Xasan Cabdullahi Siraaji
  19. Ibrahim Isaaq Yarow
  20. Mohamed Ahmed
  21. Hassan Moalim Huseen
  22. Maxamed Mursal
  23. Shariif Sheekhunaa maye
  24. Hamza Saciid Hmza
  25. AbadiAziiz Hassan Mohamed
  26. Mohamed Bona
  27. Xuseen Maxamed
  28. Maxamed macalim yaxye
  29. Iman Cabdulaahi Ali
  30. Zamzam Ibraahim
  31. Fowziya Mohamed
  32. Hani Abdullahi Adan
  33. Raabaco Abdullahi Nuur
  34. Maryan Macalim Isaaq
  35. Haniifa Mohamed Ibraahim
  36. Timiro Maxamed Cali
  37. Deeqo Xuseen  Xasan
  38. Nadiifo Aadan Isaaq
  39. Macalim Aadan
  40. Ali Abdi Osmaan
  41. Aamina Hasan Ali
  42. Jawaahir Abuukar Abdi
  43. Axmed Abdixafiid Mohamed
  44. Sandheera Maxamed Iftin
  45. Idiris Abow
  46. Safiyo Xasan Nuur
  47. Maxamaed Isaaq Cismaan Fanax
  48. Ilyaas Cali Xasan
  49. Sayid Cali C/qaadir
  50. Xasan Cabdi Nuur
  51. Cali Aadan Xuseen
  52. Isaaq MaxAMED Maxamuud
  53. Maxamuud Cali Maxamed
  54. Cadow Ibraahim Dhabow
  55. C/qaadir M Osobow
  56. C/laahi Cali Maxamuud
  57. Iftiin Xasan Imaan
  58. Cali Osman Hirsi
  59. Cabdi Cali Xasan
  60. Sagaar Ibraahim Cabdalla
  61. Cabdullaahi Cumar Abshirow
  62. C/laahi Rooble
  63. Maryan Aweys Jaamac
  64. Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim Maxamuud
  65. Sahro Xaaju Xuseen

Wararka Baarlamaanka 10-naad, mar walbo, kala soco, goobjoog News

Goobjoog News