Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ”
				Sheeko:Dalka			
			
		Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn  in lagu qabto aakada ZOOM -ka
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir  Oo Warbaahinta La Hadashay