Dhageyso: Barnaamijj Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Sheeko:Dalka Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Salaad Cismaan iyo Farxiya Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xaabsade “Mooshinka la keenay ma ahan sharci, waa mid ka yimid madaxtooyada” (Dhageyso) Xildhibaan Maxamed Ibaarhim Xaabsade oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, uu yahay mid ka yimid dhanka madaxtooyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano qaatay buugtii xaadirinta ee baarlamaanka iyo buuq hareeyay xarunta golaha shacabka Wararka ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka ay qaateen buugtii laga xaadirin lahaa xildhibaanada, xilli la filaayay in maanta mudanayaasha loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo aad uga walaacsan jahwareerka siyaasadeed ee Soomaaliya (War-saxaafadeed) Dolwadda Maraykanka waxa ay si walaac leh uga warheysaa jahwareerka siyaasadeed ee Soomaaliya. Waxaan u aragnaa in falka mooshinka codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’isul wasaaraha ee la horgeynayo baarlamaanka aysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la horgeynayo mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Waxaa maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kulankaan la filayaa in loogu qeybiyo mudanayaasha, mooshinkii laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Khamiistii aynu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga difaaca iyo Arimaha dibadda Baarlamaanka Kenya oo soo jeediyay in xiriirka ay u jaraan Soomaaliya Gudiga difaaca iyo arrimaha dibadda ee baarlamaanka Kenya ayaa soo diyaariyay mooshin ku aadan in xiriirka loo jaro dowladda Soomaaliya, kaa oo la hor geynayo baarlamaanka wadankaasi. Gudiga ayaa arrintani…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixinta ganacsiga billaha ee Goobjoog FM (October) Bil kasta GOOBJOOG FM waxay idiin soo gudbisaa warbixin ku saabsan Isbadalka Sarifka lacagaha qalaad ee bishiitagtay gaar ahaan lacagaha ugu caansan caalamka ee laga isticmaalo Soomaaliya waxaana ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka oo sheegtey in aysan wafdi u direynin shirka Copenhagen khilaafka madaxda dartiis Wasaaradda arrimaha dibada Maraykanka ayaa soo saartay war qoraal ah oo uu si kulul oga hadlayo khilaafka madaxweynaha Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iuslwasaaraha Cabdiwali Sheekh Axmed, wuxuuna sheegey in mooshinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajandaha shirka dhawaan ka furmi doona magaalada Copenhegan ee dalka Denmark Ajandaha shirka Copenhegan 19 November 2014 Kalmadaha soo dhaweynta (10:30 – 10:30) Khudbadaha furitaanka waxaa jeedinaya gabadha ah Ra’isulwasaaraha Dernmark Helle Thorning-Schidt iyo madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan leh iyo wadooyin mqudisho qaarkood oo xiran Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho, kaa oo ay kaga hadli doonaan arimo ku aadan mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul wasaaraha. Amaanka…