Faah Faahin Laga Helayo Diyaaradii Caawa Kusoo Dhacday Duleedka Muqdisho Iyo Magacyada Dadkii Saarnaa (SAWIRRO) Sheeko:Dalka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaaradii caawa kusoo dhacday duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii ay u suurta geli weysay in ay kasoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaarad Ku Degi Weysay Garoonka Aadan Cadde Oo Ku Dhacday Duleedka Muqdisho Goor dhaw waxaa soo dhacday diyaarad la sheegay in ay xamuul ahayd, taasi oo u suurta geli weysay in ay kusoo degto garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed : Hawada Soomaaliya waxaa ka soo Xarootay Nus Billion, Lacagtaas Umadda Soomaaliyeed Wax Looga Soo Celiyay Ma Jiraan” Xildhibaan Cabdirashid Cabdullahi Maxamed oo ah guddoomiya guddiga Howlaha guud ee Baaralamaanka(Tamarta, garoomada, Dekadaha iyo Gadiidka) ayaa wareysi gaar ah uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in aanay jirin dad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar: Calanka Sharaftiisa Waa Hadba Sida Ay Midnamadeenu Tahay (Dhageysi) Ra’iisul wasaaraha Xuukumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda lagu maamuusayay 61-sano guuradii kasoo wareegtay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, taas oo lagu qabtay xarunta dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “ Umadda Soomaaliyeed Waxaan rabaa Inaan u Sheego Calankooda Waa Calankii La Taagay 26-ka June 1960” (Dhageysi) Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay munaasabad lagu maamuusayay maalinta Calanka Soomaaliyeed oo ka dhacday xarunta dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Roob Doon Ah Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Garoowe Waxaa maanta magalada Garoowe ee xarunta Puntland lagu qabtay banaanbax Roob doon ah oo dhawaan maamulkaasi ku dhawaaqay. Fagaaraha u dhaw xerada 54-aad ee duleedka Waqooyiga Garoowe ayaa lagu qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Carreysan Oo Maanta Dab Qabadsiiyay Gurigii Taliyaha Qeybta Booliiska Ee Gobalka Awdal (Sawirro) Shacab carreysan ayaa maanta waxay dab qabadsiiyeen gurigii taliyaha Qeybta ee Booliiska gobalka Awdal, halkaasi oo khasaare hantiyeed uu ka dhashay. Shacabka oo ka careysnaa dilal ay ciidamada Booliiska Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:War WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015 Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysatada Gobalka Mudug Oo Dib u Shaqo Billaabay Ka dib caqabado badan oo soo wajahan Kallumeysatada Soomaaliyeed ee ku sugan gobalka Mudug ayaa waxaa u suurta gashay in dib ay u billaabaan shaqooyinkooda caadiga ahaa. Cabdullaahi Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Jubbaland Oo Garbahaarey u Jooga Xallinta Xiisad Ka Jirta Degmadaas Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo xildhibaanno ka tirsan Jubbaland ayaa degmada Garbahaarey waxay u joogaan sidii ay ku xallin lahaayeen xiisad maalmihii ugu dambeeysay…