Siyaasi Axmed Macallin Fiqi “Gudoomiyaha Baarlamaanka Waa Inuu Fasaxaa Mooshinka, Sharcigana Waafajiyaa” Sheeko:Dalka Siyaasiga Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in baarlamaanka Soomaaliya howshii loo igmaday aysan u qaban sidii loogu talagalay, islamarkaana mooshinka hadda yaalla baarlamaanka uu noqday mid caqabado badan keenay. Axmed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Maxkamadda Ciidamada Jubbaland Oo Dil Ku Fulisay 7-ka mid ah Askarta Maamulkaasi Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw maxkamadda ciidamada Jubbaland ay dil toogasho ah ku fulisay 7 ka mid ah askarta maamulkaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Maanta Isku Rasaaseeyay Degmada X/weyne Ee Magaalada Muqdisho Ciidamo ka kala tirsan Booliiska iyo Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku rasaaseeyay degmada X/weyne ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdiqaadir Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Isaga Baxay Deegaanka Jannaale Ee Shabellaha Hoose Wararka laga helayo Deegaanka Jannaale ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada AMISOM. Qof ku sugan deegaankaasi ayaa u sheegay Goobjoog News, in ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:War Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Xalinaya Xiisad Ka Jirta Garbahaarey Degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo waxaa gaaray xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya, iyo sidoo kale mas’uuliyiin, kuwaa oo doonaya in ay xalliyaan xiisad siyaasadeed ka jirta magaaladaasi. Mudanayaashaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeedda Haysata Shaqaale Iran Ah Oo Ka Hadlay Sababta Ku Kalliftay In Dadkaasi Qafaashaan (Wareysi) Koox burcad badeed ah oo dhawaan qafaashay shaqaale Iran u dhashay iyo markab ay la socdeen ayaa Goobjoog News, kaga warbixiyay sababta ku kalliftay in dadkaasi qafaashaan. Khaliif Cismaan Karani…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Seygeeda Ku Dishay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan, waxaa xalay ka dhacday dhacdo dad badani ay ka naxeen, kadib markii Haweeney ay seygeeda ku dishay magaaladaasi. Xaafadda Xaawo Taako, laanta Buulo Xabley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal C/laahi Gaafoow oo Ka Digay Tahriibka iyo Kooxaha Loo Yaqaano Ma Gefayaasha Taliyaha hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal C/laahi Gaafoow oo u waramayey warbaahinta Dowladda ayaa uga digay waalidiinta caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha, isagoo intaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Al-shabaab Malahan Awood Ay Meelo Nooga Qabsadaan” Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa meesha ka saaray in bishaan gudaheeda ay Al-shabaab magaalooyin ka qabsadeen dowladda Soomaaliya, waxa uu sheegay in Al-shabab aysan lahayn awood ay meelo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada ayaa Kulankoodii Joogtada ahaa uga Hadlay Siyaasada Naafada Qaranka iyo arimo kale Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Maxamed Cumar Carteh, iyadoo looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen Amniga,…