Madaxweynaha International Crisis Group Oo Goobjoog Uga Warramay Xalka Saameynta Xiisadda Khaliijka Ee Soomaaliya Sheeko:Dalka Rob Malley oo ah hoggaamiyaha sare(CEO) iyo madaxweynaha International crisis Group ayaa caasimadda Muqdisho u yimid uruurinta xog iyo aragti-isweydaarsi la xiriira Soomaaliya iyo xasaradda Khaliijka iyo sida xal loogu… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Amniga Ee DFS Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Garoowe Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ka furmay shirka amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada. Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgalay madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Gobolka Bakool Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in nawaaxiga degmada Tiyeeglow ee gobolkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Kolonyo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Maanta Daahfureysa Xarun Looga Hortagayo Aragtida Argigixisada Urur goboleedka IGAD waxaa uu maanta daaha ka qaadi-doonaa istaraatiijiyad lagu mideynayo ladagaalanka iyo ka hortagga argigixisada, taasi ayaa la sheegay in looga jawaabayo caga-jugleynta ay la kulmaan dalalka xubnaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Qoysas Badan Oo Ku Go’doonsan Deegaan Ku Dhow B/weyne Maamulka deegaanka Lafoole ee hoostaga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qoysas badan ay ku go’doonsan yihiin deegaankaasi, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga Shabelle. Guddoomiyaha deegaankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Sheegay In DFS Ay Shaqo Ka Dhigatay Bartilmaameedsiga Dadka Ka Aragtida Duwan Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay bartilmaameed ka dhigato dadka ka aragtida duwan. Shakuur oo qoraal kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhallinyaro ah. Wiilkan oo aan magaciisa la sheegin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga hadlayo Amniga Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal uu ka furmo shir looga hadlayo amniga guud ee dalka, waxaana ka qeybgalaya wasaaradaha amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Paris Oo Martigalineyso Shirka Caalamiga Ah Ee Ladagaalanka Maalgelinta Argigixisada Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska waxaa ka furmay shirka caalamiga ah ee la dagaalanka maal-gelinta argigixisada, waxaa uuna soconayaa laba maalmood. Shirkan caalamiga ah oo looga hadlayo sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare U Kac Ku Yimid Sarifka Doollarka Suuqyada Gaalkacyo Qiimaha lagu sarifo lacagta doollarka Mareykanka ee Suuqyada magaalada Gaalkacyo ayaa sare u kac xooggan laga dareemayaa. Sare u kacaan ku yimid sicirka doollarka Mareykanka marka loo badelayo shilinka soomaaliga…