Doorashada 2020-ka Maka Duwanaan Doontaa Doorashooyinkii Hore? Sheeko:Dalka Siyaasiyiin iyo aqoonyahanno ayaa ka hadlay farqiga u dhaxeyn kara doorashada la filayo in dalka ay ka dhacdo 2020-ka iyo sidoo kale kuwii hore ee dalka ka dhacay. Qaarkood ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Laga Baqayo Inuu Fatahaad Ka Sameeyo Hiiraan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa cabsi ka muujiyey in fatahaad uu sameeyo Wabiga Shabelle, maadaama la guda galay xilli roobeydka Deyrta. Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in xilli walbo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha K/galbeed Oo Maanta La Magacaabayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa lagu wadaa in maanta uu soo magacaabo guddiga doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi. Kulan lagu ballansan yahay iney isugu yimaadaan xildhibaannada K/galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Oo Go’doomiyey Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa go’doomiyey deegaanno dhowr ah oo ku dhow degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Maxamed Cabdi Gaashaan oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Kulamo U Socda Madaxda Dowladaha P/land, G/mudug K/galbeed Iyo J/Land Madaxweynayaasha dowladaha kala ah Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa caawa ku sugan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare Oo Amar Dul Dhigay Villa Somalia (Cod+Akhriso) War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga joogtadda ah ee Aqalka Sarre ayaa lagu faray Villa Soomaaliya inay jawaab kasoo bixiso qodobo, kuwaasi oo xudun u ah in xal laga…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Fact Check: Madaxweyne Farmaajo Waa Mas’uul Kala Hadlo Madaxweynaha J.F Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khamiistii sheegay in aaney jirin dalal qani ah oo Soomaaliya u hagar baxay, isaga oo ka hadlayey shirkii golaha wasiirrada waxaa uu yiri…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Riddey Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo eedeeyay in ay rasaas ay rideen ay ku dhinteen dad rayid ah oo saarnaa gaari Hoomey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Garoowe: Ciidamadii Madaxtooyada Oo Gadooday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa waxay sheegayaan in gadood ay sameeyeen ciidamada Ilaalada madaxtooyada magaaladaasi, iyaga oo xiray waddooyin muhiim ah. Ciidamadan ayaa ka cabanaya mushaar aanay qaadan 7-dii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga: Jamal Khashoggi Waxaa Uu Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Qunsuliyadda Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ayaa sheegay in baaritaannada hordhaca ah ay muujinayaan inuu Jamal Khashoggi ku dhintay dagaal ka dhacay qunsuliyadda dhex-dhexdeeda. “Dooddii dhex martay muwaadinka Jamal Khashoggi iyo kooxdii joogtay qunsuliyadda, waxaa…