Wararkii Ugu Dambeeyey Howlgallo Ay Ciidanka DFS Ka Wadaan Sh/dhexe Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo ballaaran waxa ay ka wadaan deegaanno ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan goobaha ay ku sugan yihiin Al-shabaab. Wararkii ugu dambeeyey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Muqdisho Ku Toogtay Nin Xirnaa Dareeska Ciidamada Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay xaafadda Black Sea ee magaalada Muqdisho ku toogteen nin xirnaa dareeska ciidanka islamarkaana hubeysnaa. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninkan ay ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xasan Sheekh “In Dacaayado La Iska Faafiyo, Waxba Ku Noqonmayno” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray boqortooyada Britain, ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada London ee carriga dalkaasi Ingariiska. Jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool London ayuu kala kulmay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Siyaasi Villa Somalia Ku Eedeeyay Inay Iska Hor Keeneyso Maamullada Wali waxaa taagan khilaafka siyaasadeed ee dowlad goboleedyada iyo madaxtooyada Soomaaliya. Siyaasi Ciise Maxamuud Faarax oo xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa eedda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Siyaasi Maxamed Faroole Oo Ka Hadlay Arrimo Ku Xeeran Doorashada Puntland 2019 Siyaasi Mohamed A. (Faroole), xilal kale duwan ka soo qabtay Puntland ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Goobjoog News kaga warramay arrimaha doorashooyinka ee ku soo food leh dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: RW Kheyre Oo Shaqada Ka Joojiyay Wasiir Ka Tirsan Xukuumaddiisa Wasiirka koowaad ee xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa shaqadii ka joojiyay mid kamid ah wasiirradiisa. Ra’iisul wasaare Xasan Cali , ayaa shaqo joojintani ku sababeeyay arrimo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo Dagaalka ayaa billowday markii ciidamada Kenya oo ku safrayay gaadiidka gaashaaman ay weerar gaadmo ah kala kulmeen Alshabaab. Dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in ay maqlayeen rasaas ka dhacaysa inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda: “Laba Askari Ayaa Naga La Diley” Askarta ayaa ku dhintay weerar gaadmo ah oo Al-Shabaab kusoo qaadey magaalada Marka kahor booqashadii Madaxweyne Farmaajo 14-kii bishan October 2018-ka. Wuxuu sheegay in laba askari oo u dhashay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Ethiopian Airlines Oo Duulimaad Toos Ah Bilaabeysa, Akhriso Badeecooyinka La Saari-doono! Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka “Xalinta Khilaafaadka Galmudug Waa Mas’uuliyadeenna Dastuuriga ah”, Senatorrada Cabdi Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Yusuf Ugaas(Dhagey) Senator Cabdi Axmed Dhuxulow(Dhagdheer) Iyo Senator Yusuf Geelle Ugaas(Dhagey) oo ka jawaabayey eedeyn uu shalay u soo jeediyey madaxweynaha Galmudig Axmed Geelle Xaaf ayaa qoraal ay warbaahinta soo gaarsiiyeen ku…