Mooshin Laga Gudbiyey Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Sheeko:War Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Mooshinka oo taariikh ahaan xildhibaannada ay diyaariyeen 15-08-2018 ayaa iminka laga qabtay. Afhayeenka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xaaladda Ammaan Ee Buuloburde Maamulka magaalada Buuloburde ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in cabsi amni ay ka jirto magaaladaasi. Todobaadkani waxaa qaraxyo kale duwan ay ka dhaceen degmadaasi, kuwaas oo la soo sheegayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faysal Oo Farriin Adag U Diray Muuse Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ENG. ayaa ku dhawaaqay shir beeleed ka dhan ah xukuumadda Muuse Biixi. Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland ENG. Faysal Cali Waraabe oo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Federaalka Oo Roobow Ka Hor Istaagtay Tartanka Madaxtinnimada K/Galbeed Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka Somaaliys ayaa qoraal ay soo saartey ku Sheegtay in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur aanu weli buuxin Shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd,…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Muxuu Ka Hadlay Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka? Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sawirro: Daahfurka “UPD” Oo Ah Xisbi Ay Ku Bahoobeen Siyaasiyiin iyo Xildhibaannaddii ugu Badnaa BFS Waxaa maanta Muqdisho lagu daahfuray xisbiga midowga nabadda iyo horumarka, waa xisbi qaran oo ay ku bahoobeen in ka badan 80 xildhibaan oo ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mucaaridka iyo Muxaafidka oo ku Kala Fog Doorashada Baarlamaanka Sida uu qorshuhu yahay Somaliland waxaa ka dhacaysa sannadka soo socda ee 2019ka doorashada baarlamaanka iyo degaanka taasi oo ku muddaysan 27ka bisha March. Hase ahaatee qabsoomidda doorashooyinkan oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Maalintii Labaad Ku Xiran B/weyne Saldhigga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku xiran saraakiil ka tirsan Nabad sugidda, waxaana ammarka lagu xirey bixiyey guddoomiyaha cusub ee gobolkaasi Yuusuf Dabageed. Saraakiishan xiran ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Dowladda Dhexe Waxaan Isla Garannay Howlgal Qorsheysan Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in dowladda dhexe ay aqbashay in maamulkaasi laga caawiyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo in la furo waddooyinka u xiran ururkaasi. Cali C/laahi Guudlaawe oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baay: Al-shabaab Oo Lagala Wareegay Goofgaduud Buurey Ciidanka xoogga dalka oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ayaa waxa ay u suurtagashay iney la wareegaan deegaanka Goofgaduud Buurey ee gobolka Baay. Deegaankan waxaa maalin kahor qabsaday dagaalyahannada…