GIDG Oo Dhisaya Militari Iyo Xisbi U Gaar Ah, Siina Adkeeyey Hakinta wada shaqeynta Dowlad Dhexe Sheeko:Dalka Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa goor dhow waxa ay magaalada Garoowe kusoo gabagabeeyeen shir halkaasi uga soconayey Afar maalin, waxaana lasoo saaray War-murtiyeed ay arrimo badan kaga hadleen, Halkaan hoose… 7 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Itoobiya Oo Dayax-gacmeed Direysa Sanadka Soo Socda War ka soo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Addis-ababa ay sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedkii ugu horreeyey oo uu dalkaasi yeesho, sida xaqiijiyaya xafiiska isgaarsiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Digey In Wax Laga Bedalo Dastuurka Puntland Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland oo saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka digey in la furo Dastuurka maamulkaasi. Waxa ay sheegeen in ay jiraan xildhibaanno wada mooshin la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Diiwaangelinta Kala Noqotay Maraakiibta Iyo Doonyaha Wata Calanka Soomaaliya Dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa diiwaangelinta kala noqotay dhammaan maraakiibta iyo doonyaha watey calanka Soomaaliya. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Biyo Xireen Laga Sameeyey Garbahaarey Biyo xireenkan laga sameeyey degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa ah mid looga gaashamanayo xilliyada roobabka Togag waa weyn ee mara magaalada,kuwaasi oo kala xiri jirey isu socodka dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Diidey In Lagu Damaashaado Xeebta Liido Wixii Ka Dambeeya… Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa sheegay in wixii ka dambeeya 12-ka saq dhexe aanay furnaan karin Hoteellada iyo maqaayadaha ku yaalla xeebta Liido. “Maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle Oo u Fasaxidda $5-ta Milyan Bangiga Adduunka Ee D/Goboleedyada Ku Xiray Xisaab Celin Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Wasaaradaha Maaliyadda ee dowlad goboleedyada ku wargelisay inay u diri-doonta maamullada $5 Milyan oo Dollar oo qeyb ka aha barnaamijka Surge…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Maanta Ka Hadlay Dagaal-ka Sool Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waa golaha shacabka iyo aqalka sare ayaa maanta si gooni-gooni ah uga hadlay dagaalka ka socda koonfurta Sool. Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shiinaha Oo Ballanqaaday Suuq-geynta Kaluumeysiga Soomaaliya Iyo Arrimo Kale Wasiirka kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee JFS Cabdillahi Bidhan Warsame ayaa talaadadii kulan la qaatay safiirka dowladda Shiinaha ee u fadhiya Soomaaliya Qin Jian. Kulanka oo ka dhacay saafaradda Shiinaha…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Bedellada Caafimaad ee Ugu Habboon Ee Marka Ay Kugu Dhacdo Hurdo La’aan Waxaa jira daraasado badan oo ku talinaya iney lagama maarmaan tahay in qofku uu helo 8-saacadood oo hurdo ah, haddii kalena ay ku dhacyaaan cudurrada nafta iyo kuwa jirka haleela.…