Amniga Mudug Oo Laga Shiray Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga nabadeynta gobolka mudug ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta dhanka amniga gobalkaas. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la kulmay guddigaas ayaa sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ganacsade Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa ganacsatada magaaladaasi. Ninka la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caalim “Labo Sano Oo Khasaartay Ayaa Ina Soo Martay” (Daawo) Aqoonyahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed oo u warammay Goobjoog, wuxuu sheegay in dowladda federaalka aanay waxbo qaban Labadii sano ee lasoo dhaafay. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal: Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka Dhacay London Falanqeeye siyaasadeed ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan u baahan tahay dadkeeda in looga faa’ideeyo kheyraadka dalka ku jira. Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo u warammay Goobjoog wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Iyo Kuwo Maraykan Ah Oo Weerar Ka Fuliyay Sh/hoose (Dhageyso) Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwo la sheegay iney Maraykan ahaayeen ayaa weerar ku qaadey deegaanka Jannaale ee gobolka Shabellaha Hoose. Weerarkan ayaa dhacay xalay saq dhexe sida ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Xasan Saantos Wuu U Qalmaa In Uu U Ciyaaro Xulka Qaranka”Waxaa Sidaas Barnaamijka Xeyndaabka Ciyaaraha U Sheegay Macalin Gaatamow Xidiga qadka dhexe ee kooxda Muqdisho City Club Xassan Maxamed Aadan (Xasan Santos) ayaa loogu yeeray waajibaadka xulka qaranka Soomaaliya waana markii ugu horeesay tan iyo sida uu u noqday ciyaarahan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Ammar Adag Kasoo Saaray Tahriibka Taliska ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa soo saaray ammar cusub oo lagu mamnuucayo dadka tahriibka ah iyo sidoo kale kuwa wax tahriibiya. Jeneraal Muxudiin, taliyaha ciidamada Booliiska ee Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxda Africa Oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Waxaa lagu wadaa maanta in magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyo shir madaxeedka dowladaha xubnaha ka ah ururkaasi. Shirkaan oo shalay furmay waxaa ayaa hoggaamiayaha sanadlaha ah…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Ka Mid Ah Xubnaha Golaha Wasiirada Ee Puntland? Madaxweynaha Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa xalay waxa uu magacaabay wasiirada maamulkiisa, waxaana ku jira xubno caan ka ah deegaannada Puntland. Wasiirada waxaa sidoo kale ka mid ah shaqsiyaad horey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Imaaraadka Kiro Ugama Qaadaneyno Saldhigga Berbera! (Dhageyso) Somaliland ayaa sheegtay in Imaaraadka aanay wax lacag ah uga qaadeyn saldhigga Milatari ee ay ka furanayaan magaalada Berbera. Sacad Cali Shire, wasiirka maaliyadda ee Somaliland ayaa tilmaamay in ay…