Wasaarada Ciyaaraha Hirshabelle Oo Bilowday Horumarinta Garoomada Isboortiga Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaarada Ciyaaraha iyo dhalinyarada isboortiga Maamul-Goboleedka Hirshabelle ayaa ka bilowday magaalada Jowhar barnaamij lagu horumarinayo garoomada kubbada kolayga oo dib u dhac weyn ku yimid sanadihii la soo dhaafay. Wasiirka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Balcad, Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Al-shabaab weerar ku qaadeen fariisin ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen xarun ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed. Waxaa la sheegay in ay rasaas ku fureen dadkii ku sugnaa dukaankaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Warka Subax Ee Idaacadda Goobjoog Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Idaacadda Goobjoog, waxaana idiin tabinaya wariyaheenna Maxamed Cabdi Xasan. Halkaan hoose ka dhageyso warka: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi Oo Gaaray Addis Ababa Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib martiqaad uu ka helay ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya. Biixi ayaa garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Habraac Loo Sameeyey Heshiisyada Ay Gasho Dowladda Federaalka (Akhriso) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey habraac loo sameeyey heshiisyada ay dowladda federaalka ah gasho. Halkaan hoose ka akhriso:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Ka Shiray Arrimo Amniga Ku Saabsan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga Madaxtooyada Jabuuti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa si qotodheer…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Ciyaaraha Gobolka Banaadir Oo Si Weyn Ugu Diyaar Garoobaya Tartmada 2019 Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan looga hadlayo diyaargarowga ciyaaraha kubbadda Gacanta degmooyinka ku qaatay xarunta degmada Yaaqshiid. Waxaa kulanka daah furay guddoomiyaha DegmadaYaaqshiid Cabdiweli Cabdullaahi Maxamed,isagoo soo dhaweeyay qorshaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Gudaha Oo Si Weyn Ugu Faa’iday Ciyaartooydii Qurbajoogta Ee Dalka U Imaaday Ciyaaraha Saaxiibtinimo Iyo Is-Dhaxgalka Bulshada Ka dib imaatinkii kooxaha qurbajoogta ee ciyaaraha saaxiibtinimo iyo is-dhaxgalka bulshada sanadihii lasoo dhaafay waxa ay fursad iyo iso soo dhawaasho u noqotay in xirfadlayaasha wadanka imaaday ay ka faa’ideestaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Jira Iney Kulmayaan Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi? Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aaddan uu gaaro magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kadib casumaad uu ka helay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.…