Guddoomiyihii Hore ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Geeriyoodey, Madaxda Oo Ka Tacsiyeysay Sheeko:Dalka Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ku geeriyooday Cabdirashiid Maxamuud Xirsi oo ahaa guddomiyihii hore baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland. Allah u naxariistee, Cabdi rashiid ayaa xilka kala duwan ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Betroolka DF oo Isku Koobtay Wax Ka Bedelka Sharciga Shidaalka & Khubaro La Ceyriyey! Wasaaradda Betroolka iyo macdanta ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney isku koobtey wax ka bedelka sharciga shidaalka, iyada oo shirkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Djibouti…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Cayaaraha Fudud Oo Ka Qayb Galay Shirwaynaha 28-aad Ee Qaaradda Afrika magaalada Abidjan ee caasimadda dalka Ivory Coast waxaa ka dhacday shirwaynaha 28 ee xiriirada Cayaaraha Fudud ee qaaradda Afrika kaasoo lagu dooranayay hogaanka cayaaraha fudud ee qaaradda. Dooraashan waxaa Soomaaliya uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Abshir Axmed: Wasiirka Waxbarashadu Go’aan kuma laha Maareynta Waxbarashada Puntland Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo ka hadlay muranka imtixaanaadka ee u dhaxeeya wasaaradda waxbarashada JFS iyo dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Masar Oo Arrimo Badan Isku-afgartay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Si Kadis Ah u Tagay Deegaannada Sabiib iyo Caanoole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer kadis ah jimcihii ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyeyAlshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Xasan Macalin Oo Dalka Canada Kula Kulamay Ciyaartooydii Hore Ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caasimada dalka Canada ee Toronto kula kulmay ciyaartooydii hore xulka qaranka ee kala ah Mukhtaar Maxamed Axmed (Mukhtar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababka Loo Dilay 5 Ka Mid Ah Qoyska Reer Abshirow, Muqdisho Waxaa xalay si wadar ah hal meel loogu dilay qoyska reer Abshirow, arrintaas oo fajac gelisay magaalada Muqdisho, 5 ayaa goobta lagu dilay halka 4 kale la dhaawacay. 5-ta dilay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qodobada Shirka Wada-Tashigga Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada. Shir wadatashi oo ay Muqdisho isugu yimaadeen Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa laga soo saarey qodobo muhiim ah Waxaa Ka Mid aH: Waxa ay Masuuliyiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliis Afka Ka Xiran Oo La Dhigey Isgoysyada Muqdisho Cabsi Laga Qabo Dibad-baxa Waxaa saaka isgoysyada magaalada Muqdisho lagu daadiyey ciidamo booliis ah oo afka ka xiran, kuwaas oo aad u hubeysan. Arrintan ayaa imaaneysa xilli la filayo in uu magaalada ka dhacdo…