Ciidanka Xoogga Dalka oo La Wareegay Degmada Owdheegle, Shabeellaha Hoose Sheeko:Amniga Wararka ka imaanaya degmada Owdheegle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan DANAB ay goordhow si buuxda ula wareegeen degmadaasi. Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xogta Goobjoog: Maxaa Loo Istaajiyey Wejiga 2-aad ee Dib-u-habaynta Ciidamada Xoogga Dalka? Waxaa la istaajiyey wejiga 2aad ee qorshaha dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kaas uu ra’isul wasaaraha DF ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre daahfuray 24-kii bishii June 2019-kii. Hawsha oo bil socotay,…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ogow Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha Luuliya 2019 Goobjoog Sports waxa ay aqristayaasheeda sharafta badan usoo gudbinaysaa dhacdooyinkii ee dhacay bisha July 2019,iyadoo aan horay idinla wadaagnay bilihii lasoo dhaafay waana tariikh ku cusub bahda ciyaaraha. 01-July 2019-Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Magaalada Kismaayo Dab sababay khasaare hantiyeed ayaa ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Sidey inoo sheegeen goob-joogayaal, xarumaha dabkan uu ka kacay ayaa ku yaalla…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika Oo Shir Uga Furmaya K/afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dalka Koonfur Afrika ku sugan ayaa halkaas uga qeyb-galaya Shirka Afhayeenada Baarlamaanka Afrika oo uu martigelinayo Dalkaasi Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Odoyaashii Aaday Al-shabaab Iyaguna Waa La Mid” Taliska Booliiska qeybta gobolka Mudug ee Galmudug ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan waxgaradkii dhowaan u tagay Al-shabaab, si loo diiwaangeliyo. G/sare Maxamed Nuur Cali Gadaar oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sayid Aden: AMISOM Ma Faragelin Doonto Doorashada Jubbaland Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in ciidamada Itoobiya gaar ahaan kuwa ku sugan Jubooyinka ay faraglein ku sameynayaan Arrimaah doorashooyinka Jubbaland, hayeeshee waxaa warkaasi beeniyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda u Adkeysiga Aafooyinka oo ka Furmey Muqdisho Ka shaqeynta iyo Ansixinta qorshaha u adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya sida abaaraha, Daadadka iyo dagaalada ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada xanaanada xoolaha Soomaaliya oo kaashaneysa urur…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saldhig Laga Qorsheynayo Xoreynta Jubada Dhexe Oo Laga Furayo Baardheere Taliska Guutada 10aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Gobalka ee Gedo ayaa sheegay in Magaalada Baardheere ee Gobalka Gedo laga furayo Taliska laga qorshaynayo dib u xoreynta Gobalka Jubada Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koonfur Afrika: Guddoomiye Mursal oo Ka Qeyb galaya Shirka Baarlamaanada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika halkaasi oo si weyn loogu…