Kheyre iyo Galmudug: 12 Balanqaad Oo Reer Galmudug Ay Fulintooda Ka Sugayaan Ra’isul Waasaraha! Sheeko:Dalka Ra’isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Xasan Khayre ayaa todobaadkan ka soo laabtay safar uu muddo bil iyo 10 cisho ah ku joogay Galmudug. Mudane Kheyre intii… 4 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Sool Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo koox hubeysan, kaasi oo ka dhacay gobolka Sool. Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bastoolado ayaa Goordhow waxaa ay suuqa Siinaay ee degmada Yaaqshiid ku dileen Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee dowladda hoose. Wararka ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Oo Xukun Dil ah Fulisay Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa Saakay dil toogasho ku fulisay labo nin oo horay loogu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab. Labadaan ruux ayaa xeer ilaalintu sheegtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdiga Aqalka sare Ee Maalmahan ku Sugnaa Garoowe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Wafdiga Aqalka Sare ee uu hogaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku joogay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada 2020: 10 Shaqo Oo Ku Tusinaya In GMDQ Ay Doorasho Ku Qaban Karaan 16 Bil Gudaheed Guddida madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka ee u xilsaaran maamulida iyo maareynta doorashooyinka Soomaaliya ayaa diyaar u ah iney qabtaan doorasho qof iyo cod ah 16 bil gudaheed, hade waa doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Toogasho dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka Ciidamada Booliiska magaalada Dayton ee gobolka Ohaio ayaa sheegay in tacshiirad ka dhacday halkaasi ay ku dhinteen sagaal ruux . Dhimashada dadkaasi oo ka dhacday degmada Oregon ee magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ku sugan Boosaaso, qaraxan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Dhaxeeya Soomaalida Iyo Oromada Oo Ka Furmay Jigjiga Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo xoojinta iyo iskaashiga deegaannada Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergo aad u badan. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Guddoomiyihii Banaadir Oo Lagu Aasay Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow xerada General Kaahiye ee magaalada Muqdidho lagu aasay meydka marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo uu ugu…