Dowlad Goboleedka Puntland Oo Bogaadisay Doorashada Axmed Madoobe Sheeko:Dalka Dowladda Puntland ayaa u hambalyeysay Madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Dhallinyarada Soomaaliya Oo Garaacay Dhigooda Sudan xulka 15 Jirada dalkeena Soomaaliya ayaa guul muhiim ka gaaray dhigiisa Sudan kulan ciyaaareed ka tirsanaa tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 ee sanadkan ka dhacaya magaalada Asmara…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin: Axmed Madoobe oo Maalin Cad La Doortay Doorashada madaxtinimada ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, oo ah xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa aqlabiyad ku guuleystay Axmed Madoobe, isaga oo madaxweyne sii ahaan-doona ilaa 2023-ka. Waxaa Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ku Guuleystay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland Waxaa soo dhammaatay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Waxaa doorashadan ka qeybgalay Saddex musharrax, iyadoo xildhibaannada Jubbaland ee codeynaya tiradoodu ahayd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Doorashada Madaxtinimada Jubbaland oo Si Nabad Ah Ku Bilaabatay Waxaa goordhow magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland ka bilaabatay doorashada madaxweynaha maamulkaasi 4-ta sano ee soo socota. Doorashada waxaa goobjoog ka aha xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, waxaa maanta lagu wadaa in lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland. Waxaa xilkan ku tartami doona Afar musharrax oo uu ku jiro madaxweynaha xil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Wasiir Beyle” Waxaan Soo Gebagebeynay Tirakoobka Hantida Qaranka” Shirkaan Jaraa’id uu Muqdisho ugu qabtay warbaahinta Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxaa uu ugu horeyn kaga hadlay geedi socodka wadahadalka deyn cafinta oo maraya wajigiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya oo Heshay Ogolaashiyaha Afrika ee Kurisga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Codeyn goordhow dhacday, dalka Kenya ayaa ku soo baxay kursiga golaha ammaanka, waxaa ay ka adkaatay dalka Djibouti. Codeyn ka dhacday Addis Ababa, Ethiopia, Kenya waxaa ay heshay codad gaaraya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo La Balansan Al Rifaa Sports Club Kooxda Horseed ee ciidanka xogga dalka ayaa ciyaaraysa kulankii labaad ee tartanka Mohamed VI Champions 2019,iyadoo la balansan kooxda reer Baxreen ee Al-Riffa Sports Club. 18 Bishan ayuu tartanka ka furmay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Horumarinta Tamarta Oo ay Soo Qaban Qaabisay Wasaaradad Tamarta &Khayraadka Biyaha XFS oo Baydhabo ka Socda Waxaa si rasmi ah magaalada baydhabo uga furmay shirkii looga arinsanayey arrimaha Tamarta iyo korantada dalka,kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Marwo…