Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Shabellaha Hoose Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay duleedka degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka xoogga dalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Axmed Madoobe Oo La Kulmay Xildhibaannada Baarlamaanka Labaad Ee Jubbaland Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, kana mid ah musharraxiinta u taagan qabashada xilkan ayaa wuxuu xalay la kulmay xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Labaad Jubbaland. Axmed Madoobe…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadaha Murashaxiinta Madaxtinimada Jubbaland Canab Maxamed Daahir oo aheyd mushaxii 1aad ee Madaxtinimada Jubbaland ee hortimaada Baarlaamnka, ayaa ka codsatay in baaralaanka ay ku taageeraan codkooda waxaa ayna ka horjeedisay waxqabadkeeda haddii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Oo Xirtay Hawada, Dhulka iyo Badda Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo saartay awaamiir dhanka amniga magaalada Kismaayo gaar ahaan maalinta doorashada, iyadoo Kismaayo laga xiray hawada, dhulka, badda iyo badda, waxaana heegan la geliyay Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Lagu Taageeraayay Dhismaha Dekedda Hobyo Oo ka Dhacay Hobyo Guddoomiyaha Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad ayaa soo dhaweeyay dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo oo ahmiyad weyn u leh dadka ku dhaqan gobolada dhexe. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muqdisho City Club Oo Barbaro Ka Heshay Tartanka Kooxaha Qaarada Afrika Ee Caf Confderation Naadiga dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo sanadkan ka qeybgashay ciyaaraha Caf Confedration ayaa 30 sano ka dib kulankii ugu horeeyay barbaro la gashay kooxda reer Zanzibar ee Malindi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur “Galmudug Loo Dhisayo Doorashada 2020-ka Ma Rabno” Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in ay u baahan yihiin dhismaha Galmudug oo deegaanka ah bedalkii Galmudug loo dhisi lahaa doorashada 2020-ka. Wuxuu tilmaamay C/raxmaan, in markii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Shabellaha Dhexe Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa saakay ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Pakistaan Oo Soomaaliya Ka Gacan Siineysa Dhismaha iyo Qalabeynta Xoogga Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe iyo Taliye ku xigeenka ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kulan kula…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xubnaha Haweenka Ee kujira Baarlamanaka Oo Muqdisho Kulan ku Yeeshey Xarunta guddoonka iyo guddiyada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Harggeysa ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanada haweenka ah…