Xildhibaannada BF Oo Farmaajo Ku Eedeeyey Ku Takri-fal Awood iyo in Xukuumaddu Gabtay Shaqadeeda Sheeko:Baarlamaanka Qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed xaalada uu dalka marayo, iyagoo soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muranka Badda: Kenya oo Mar Kale Dalbatay in Dacwada Aan La Dhageysan November 4 Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Finland oo Dowladda Federaalka ah ugu Deeqday EUR 13 million Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Finland ayaa dowladda federaalka ee Soomaaliya ugu deeqday ilaa EUR 8.1 million ($8.9 million) iyada oo u soo marineysa sanduuqa MPF ee bangiga adduunka. Lacagtan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Ciidanka Puntland Oo Howlgallo Ka Sameeyey Gobolka Bari Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland, loona yaqaan PSF ayaa howlgallo waxay ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay deegaanno ku yaalla buuraha Cal-madow ee gobolka Bari. Howlgalkan ayaa intii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Magacaabay Taliyaha Nabad-sugidda Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay agaasimaha guud ee hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka maamulkaasi. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga UPD Oo Cambaareeyey Xayiraadda Madaxweyne Shariif Kuna Baaqay Shirweyne Degdeg ah Xisbiga Midowga Nabadd iyo Horumarka(UPD) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii lagu hor istaagay safarka madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyaga oo ka digay in hey’adaha qaranka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Shariif oo Ka Digay Sharci Darrida: Dadkan Kuligood Baasbaoor ayay Heystaan Berri waa Baxayaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta saxaafadda la hadlay 24 saac kadib markii laga celiyey safar uu ku aadi lahaa Kismaayo. Mudane Shariif Sheekh ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaar Ah Goobjoog: Kenya oo Maxkamadda ICJ u Gudbisay Codsi Kale oo Waqti Kordhin Ah Kenya ayaa la xaqiijiyey iney mar kale dib ugu laabtay maxkamadda qaadeysa dacwada badda ee ICJ, iyada oo sheegtay in ay ku yartahay 2-bada bil ee la siiyey ee ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Joojisay Duulimaadyadii Kismaayo Maamulka hay’adda duulista hawada Soomaaliya ayaa soo saaray ammar lagu hakinayo duulimaadyadii Kismaayo, muddo Saddex cisho ah. Qaar ka mid ah shirkadaha duulimaadyada oo la hadlay Goobjoog News, waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Cabdi Shakuur “Wadada Aad Ku Socotaan Waa Mid Horay Ka Xiran” Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku tumaneyso dastuurka KMG ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay in wax laga xumaado ay tahay…