Ciidamada Booliiska Soomaaliya Iyo Hiil-walaal Oo Ku Dagaallamay Jalalaqsi, Hiiraan Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in goor dhow halkaasi ku dagaallameen ciidamada Booliiska Soomaaliya ee ku sugan degmadaasi iyo sidoo kale ciidamada Jabuuti… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud La Filayo Iney Maanta Tagaan Magaalada Kismaayo Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose tagaan wufuud kala duwan, kuwaasi oo doonaya iney ka qeybgalaan caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha B/weyne Oo Qarka u Saaran Inuu Xirmo Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in garoonka magaaladaasi uu qarka u saaran yahay inuu xirmo. Roobkii dayrta ee ka curtay gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dowlad Goboleedkii Ugu Horreeyey Oo Diyaarad Gaar Ah Yeesha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee yeesha diyaarad gaar ah oo madaxda iyo martida maamulkaasi ku safri karaan. Diyaaraddan oo markiiba qaadda 50 qof, ayaa duulimaadkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmaya Switzerland Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ityo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir heer caalami ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Beesha Caalamka Ah oo Booqday Jowhar Wafdi ka socday Qaramada Midoobey iyo hey’ado caalami ah ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad gobaleeda Hirshabelle, waxaa hoggaaminaayay madaxa hey’adda UNDP Soomaaliaya Jocelyn Mason. Ku simaha madaxweynaha ahna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mudug: Xoogga Dalka Oo Howlgallo Sameeyey Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 21-aad oo taliskoodu yahay magaalada Dhuusamareeb ee caasimaada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta dhaqdhaqaaqyo ciidan waxaa ay ka bilaabeen deegaanno dhaca bariga gobalka Mudug. Ciidamadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buundada Baardheere oo La Dhisayo Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib u dhis ku sameeneysa Buundada degmada Baardheere gobalka Gedo ee dowlad gobaleedka Jubbalaand, taas oo aan wax dayactir ah aan helin muddo dheer. Dhismaha buundada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guuleed iyo Shariifka oo Gaaray iyo Wufuud Kale oo La Filayo Wafdi ay horkacayaan madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Ujeedka safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Somaliland Ah Oo Sheegay In Axmed Madoobe Ka Codsadeen Ka Qeybgalka Caleema Saarkiisa Xildhibaan Naasir Xaaji Cali oo ka mid ah baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale oo isugu jira siyaasiyiin iyo xildhibaano ka qeybgali doonaan caleema saarka madaxweynaha Jubbaland,…