“Ma Jirto Sabab Aan Dalka Uga Saareyno Wakiilka Jabuuti Ee Somaliland” Sidaasi Waxaa Yiri… Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir loona yaqaan Faratoon ayaa ka hadlay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey oo ah in Somaliland ay iska erin doonto wakiilka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Dhacay Bisha September Ciyaaraha Soomaaliya 01-September 2019-Daa’uud Cabdullahi Tubaal oo ka tirsan kooxda Dekeddaha ayaa loo magacaabay macallinka kooxda kubbadda cagta Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir waxayna u aheyd markii ugu horeesay oo laacibkan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaadan Ogeyn Oo Ka Socda Maagaalada Kismaayo? Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Jubbaland wadaan howlgallo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa baaraya qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Xildhibaanno Kenyan Ah Oo L Sheegay Iney Haystaan Baasaboor Soomaali Ah Dowladda Kenya ayaa baaritaan ku haysa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi, islamarkaana la sheegay iney haystaan Baasabooro Soomaali ah. Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqa ee Kenya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Oo Markii Ugu Horreysay Sameystay Ciidamo Kumaandoos Ah Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ebed sameystay ciidamo si gaar ah u tababaran (Kumaandoos) kuwaasi oo dhulka Soomaalida ka howlgeli doona. In ka badan 200 oo askari ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICJ Oo Laga Yaabo Iney Mar Kale Dib u Dhigto Dhageysiga Dacwada Badda Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale si cad u diiday in dib loo dhigo codsi ay Kenya u gudbisay maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ kaas oo ah in dhageysiga dacwada badda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wafdiga Qatar iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed? Madaxweynayaasha dowlad gobaleedyada Koonfun galbeed iyo Hirshabeelle ayaa kulan la qaatay wafdi ka socday dowladda Qadar kuwaas oo maanta soo garay magaalada caasimadda ah ee Muqsisho. Kulanka labada Madaxweyne ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Hanaanka Deyn Cafinta Soomaaliya Ma Suurtageli Doonto Inta Ay Villa Soomaaliya… Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka DFS iyo sidoo kale maamulkiisa. Axmed Madoobe oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Iyo Kooxda Macaawisleyda Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey kooxda Macaawisleyda iyo Al-shabaab ayaa saakay waaberigii waxa uu ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Weerarka dagaalkan ayaa waxaa lahaa…