Puntland: Golaha Wasiirada Oo Kulan Ka Yeelanaya Khilaafka Maamulkooda Iyo Villa Somalia Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa isaga oo ku sugan Boosaaso wuxuu kulan degdeg ah isugu yeeray golahiisa wasiirada. Sida wararku ay sheegayaan, kulankaan ayaa ah mid ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga Oo Gacan Ka Geysan Doona Horumarinta Waxbarashada Soomaaliya Wasiirka waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya ;Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee Magaalada Paris (France) kulan kula qaatay Dr; Abdalla A. Al Rabeeh oo ah lataliyaha Boqorka Sacuudi Carabiya, isla…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Oo Dhameystiran Waxaa goordhow la soo saaray war-murtiyeedka shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya kaas oo muddo 2 maalin ah ka soconayey magaalada Muqdisho iyada oo la xusay in waxyaabo badan la qaban lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Madasha Xisbiyada Qaran Oo Maalintii 2-aad Galay Waxaa maalintii 2-aad galay shirka “Madasha xisiyada Qaran” ee ka socday magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya in ka badan 10 xisbi siyaasadeed. Madasha waxaa ay xisbiyada ku dhiseen hoggaan…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday askari horey askari kale ugu dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay maxkamadda ayaa sidan u qornaa: Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dani Oo Xog Dheeraad Ah Ka Bixiyey Sababta Puntland Uga Qeybgali Weysay Shirka Ka Socd Muqdisho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta maamulkiisa aanu uga qeybgalin shirka iskaashiga caalamiga ah ee ka socda magaalada Muqdisho. Ugu horreyn…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Falanqeeye Cabdullahi “Xariirka Kubbadda Cagta Waxa Ay Sameeyeen Is Badal Weyn” Falanqeeye Cabdullahi Faarax Daguur oo ah ka mid ah gorfeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in xariirka kubbadda cagta Soomaaliya ay sameeyeen is badal weyn oo muuqda taasina oo ah in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mudavadi oo Aqalka Cad u Sheegay in Badda Ay Kenya Leedahay Haddii Soomaaliya La Siiyana Dhaceyso Xasilooni darri Guddoomiyaha xisbiga ANC ee Dalka Kenya Musalia Mudavadi ayaa sheegay in loo baahanyahay in beesha caalamka ay soo farageliso, xalna u hesho muranka xad badeedka ee Soomaaliya iyo Kenya, isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shirka Iskaashiga caalamiga ah Oo La soo Gabagabeynayo Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo gabagabeynayaa Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 50 dal oo caalamka ah iyo hey’ado dowli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho Dab xooggan ayaa wuxuu ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaalla degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Dabka. Dabkan ayaa gabi ahaamba basbeeliyey xarumahan oo isugu Dukaamo, maqaayad,…