Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xudur ee gobolka Bakool. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Ka Taagan Magaalada Jowhar iyo 100 Qof oo La Xiray Howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayey oo ciidamada ammaanka ay ka ay ka sameeyeen gelinkii hore ee maanta xaafadda Hanti-wadaad ee magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa ciidanku waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir oo Shir Guddoomiyey Golaha Wakiilada Jubbaland Guddoomiye ku xigeenka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey golaha wakiilada dowlad gobaleedka Jubbaland. Guddoomiye Abshir ayaa horay u sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Xuska October 14 oo Ka Socda Isgoyska Zoobe Waxaa hadda socota munaasabad lagu xusayo dadkii ku waxyeeloobey xasuuqii October 14, 2017-kii ka dhacay isgoyska Zoobe. Munaasabadda oo ay soo qaban-qaabiyeen gobolka Banaadir waxaa khudbadi ka jeediyey mas’uuliyiin kala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Maanta oo Isniin ah waxaa xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo aanu jirin gaari dadweyne oo waddooyinka xiran maraya. Ciidamada ammaanka ayaa taagan waddooyinka, islamarkaana celinaya gaadiidka dadweynaha, una…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 14 October, maalin aysan iloobin shacabka Soomaaliyeed Maanta waxa ay ku beegan tahay 14 October 2019, waxaana Labo sano kahor maanta oo kale qarax xooggan uu ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ahayd xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Qatar oo Dalalka Carabta Ku Diiday in La Cambaareeyo Turkiga Dalalka Soomaaliya iyo Qatar ayaa sabtidii iska diiday bayaan ay dalalka carabta soo saareen oo ka dhan ah dalka Turkiga. Carabta oo kulan degdeg ah ka yeeshay duqeyn ay Turkida…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Shcabka Iyo Aqalka Sare Oo Kala Sixiixday Heshiis Wada-Shaqeyn Ah Labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah(Golaha shacabka iyo aqalka sare) ayaa kala saxiixay heshiis taariikhi ah oo wada shaqeyn taaso oo soo afjareysa khilaaf socday sanad wax ka badan. Hadaba…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Kenyan Ah Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Gobolka Waqooyi Bari Qarax Miino ayaa duleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya waxaa lagula eegtay kolonyo ay la socdeen ciidamada dowladda Kenya. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxan ku dhintay 10 ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Muuse Suudi “Heshiis Hadda Kadib Oo Ku Dhiman Farmaajo Ma Jiro” Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa sheegay in aanay jirin wadahadal dambe oo u dhiman madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, kuwaasi oo ku saabsan xaaladda guud ee dalka.…