Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab “Waxaan Qaadanaynaa Macallimiin Cusub” Sheeko:Cayaaraha Sanadkii dhamaay 2019 waxaa is badalay weyn laga dareemay natiijooyinka Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galay is reeb reebka Koobka Addunka iyo Tartaankii Qaramada Bariga iyo Bartamaha Africa 2019… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Janan Oo Gaaray Beladxaawo, Soo Dhoweyna Loogu Sameeyay Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Janan oo dowladda federaalka sheegaty in uu ka baxsaday ayaa maanta gaaray degmada Baladxaawo ee gobalka Gedo. Bulshada ku dhaqan Baladxaawo ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dagaal Beeleed Ay Ku Geeriyoodeen In Ka Badan 20 Qof Wararka laga helayo duleedka magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay dagaal beeldeed halkaasi ka socday ay ku geeriyoodeen dad kor u dhaafaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris Oo DF Ku Eedeeyay In Ay Dayacday Wasiir Janan Idiris Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed islmarkaana wareysi siiyay Goobjoog News ayaa tilmaamay in baxsashadii wasiir Janan ay ahayd dayacaad ay sameysay dowladda federaalka waxa uuna hoosta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Diidanayd Doorashadii Galmudug Oo Soo Dhoweysay MD Qoorqoor Murashaxiinta kala ah Cabdulaahi Faarax Weheliye iyo Kamaal Guutaale oo qoraalo soo saaray ayaa waxa ay si isku mid ah u soo dhoweeyeen madaxweyne Axmed Qoorqoor oo 2-dii bishan ka…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Federaalka Ee Puntland oo Ka Hadlay Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Maamulka Xildhibaannada baarlmaanka federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda dowlad gobaleedka Puntland oo maanta Muqdisho kulan ku yeeshay, ayaa ka hadlay khilaafka dhanka waxbarashada ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gobalka Gedo Oo Dalbaday In Xayiraadda Laga Qaado Bulshada qeybaheeda kala duwan ee gobalka Gedo ayaa waxa ay dowladda federaalka Soomaaliya ka dalbadeen in si degdeg ah looga qaado xayiraadda ka saran duulimaadyada gobalkaasi. Shacabkaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Degdeg: Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in qarax uu haleelay gaari isticmaalayay inta u dhaxeysa deegaanka Xaawo Cabdi iyo Lafoole, waxaana ka soo baxaya warar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Baasto: Dowladdu Shalay Ma Ahayn In Madaxweyne Kale Ay Ku Dhawaaqdo Axmed Baasto oo mar sheegtay in uu yahay madaxweynaha Galmudug ayaa dowladda ku dhaliilay in iyada oo uu jiro khilaaf in maadxweyne kale ay Dhuusamareeb kaga dhawaaqday. Axmed Baasto oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbaxyo Ka Dhacay Galmudug Banaanbaxyo lagu taageerayo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor oo shalay lagu doortay Dhuusamareeb ayaa si isku mida waxa uu uga dhacay magaalooyinka Cadaado, Caabudwaaq, Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo. Bulshada qeybaheeda kal…