GUDD.Cabdiqani “Madaxweyne Deni Wuxuu Diyaar U Yahay Horomarinta Garoomada Kubbadda Cagta Puntland” Sheeko:Cayaaraha Bishii May 2019 guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi la socday ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal wuxuuna socdaalkooda ahaa kormeerida iyo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ka Hadlay Duqeyn Ka Dhacday Gobalka Jubbada Dhexe Qoraal ka soo baxay taliska Mareykanka ee ka howlgala Africa ee loo yaqaan AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah lagu dilay xubin ka tirsan Al shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Ka Digtay Duufaanta Ayaxa Wasaaradda beeraha dowladda federaalka ayaa ka digtay Ayax mar kale ku dagi kara qeyba ka mida dhulka Soomaaliyeed ka dib dhibaato uu cayayaankaasi ku hayay dhul fara badan. Wasiirka wasaaraddaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Cabdi: Jubbaland Wax Maamula Oo La Aqoonsanyahay Kama Jiro Faarax Cabdi Guuleed oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Jubbaland oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in deegaanada Jubbaland aysan ka jirin wax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Qoor Qoor Dowlad goboleedyada Hirshabelle iyo Koonfur galbeed ayaa soo dhoweeyey doorashada Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb. Ugu horeyntii, dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa soo dhoweysay, taageerana u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Shabeelaha Dhexe Faahfaahino dheeri ah ayaa ka soo baxaya dagaal deegaanka Qalimoow ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo dagaalyahanada Al Shabaab dagaalkaas oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalkan oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS Oo Soo Dhoweysay Doorashadii Axmed Qoorqoor Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda galmudug. Wasaaradda ayaa ugu horeyn hamabalyo u dirtay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo U Hambalyeeyay Madaxda Cusub Ee Galmudug Muqdisho, Febaraayo 02, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Soo Dhoweeyay Doorashada Qoorqoor Donald Yamamota safiirka safaaradda mareykanka u fadhiya Soomaaliya ayaa tagaarey doorashada maanta ka dhacday Galmudug isaga oo hambalyo u diray madaxweyne Qoorqoor Yamamoto ayaa sidoo kale qof walba ugu yeeray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo La Hadlay Goobjoog: Waxaa Lagu Qasbanaan donaaa in Meel dheer Laga raadiyo Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka tirsanaa murashaxiinta qaadhacay doorashada Galmudug ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb, laguna doortay Axmed Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug ay ku laabatay meel ka xun halka…