Wafdi Ka Socday Qaramada Midoobey oo Maanta Gaaray Somaliland Sheeko:Amniga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday hay’adda UNCDF oo u qaabilsan adduunka horumarinta dhaqaalaha ee dawladda hoose oo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM Oo Maanta Dad Shacab ah Ku Dishay Magaalada Muqdisho Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta dad shacaba waxa ay ku dileen agagaarka isgoyska Ex-kontorool Balcad ee magaalada Muqdisho. Sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen dadka deegaanka ciidanka AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Kenya Ah oo Diiday In Ay Kenya Ka Baxdo Dacwada Badda Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa diiday codsi ahaa in Kenya ka baxdo ka qeybgalka maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee ku saabsan muranka dhinaca badaha ee kala dhaxeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM oo Kun Askari Oo kale Saareysa Bishan AMISOM ayaa go’aansatay iney kun askari oo kale ay ka saarto Soomaaliya bishan Febraayo xilli ay sii kordhayaan weerarada Al-shabaab ee ka dhanka ah dowladda federaalka ah. Sida lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Shariif: Al Shabaab Maanta Magaalada Muqdisho Iyaga Ayaa Ka Taliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dad Soomaaliyeed kula hadlayay magaalada London ayaa dowladda ku dhaliilay in aysan ka talin magaalada Muqdisho taa badalkeedana ay magaalada maamulaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Golaha Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maanta kulan ku leh xaruntooda ayaa ka shiraya hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka xilli ay soo dhawdahay doorashada dalka ka qabsoomi doonta sanadka 2021-ka. Maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaad Ka Ogtahay Horomarka Uu Sameeyay Laacibka Xulka Sacuudi Carabiya Muqtaar Cali Mukhtar Cabdullahi Cali oo ka mid ah ciyaaryahanada Soomaaliyeed ee da’daalka wanaagsan ka sameeyay qaarada yurub ayaa iminka waqti wanaagsan la qaadanaya Xulka wadanka Sacudiya iyo kooxda Al Nasar,waxaana aabaha dhalay ciyaaryahan Mukhaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran Oo Dowladda Ugu Baaqday In Ay Joojiso Faragalinta Galmudug Madasha xisbiyada qaran oo soo saaray warmurtiyeed ku aadan xaaladda Galmudug ayaa dowladda Federaalka waxa ay ugu baaqeen in ay joojiso faragalinta siyaasadeed ee ay ku hayso maamulkaasi. Sidoo kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goodax Barre: Faroole Ummadda Soomaaliyeed Kadeed Ayuu Galiyay Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Senetor Faroole uu kadeeday Ummadda Soomaaliyeed markii la sameyanayay dastuurka ku meel gaarka ah waxa uuna xusay in arrinkaasi uu isagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Guddoomiye ku xigeenka Kaxda Oo Dhaawacmay Wararka aan ka helayno isgoyska Xoosh ee degmada Dharkeynley ayaa sheegaya in halkaasi qarax lagula eegatay guddoomiye ku xigeenka amniga ee degmada kaxda ee gobalka Banaadir kaas oo lagu magacaabo…