Galmudug: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo La Doortay Sheeko:Dalka Guddiga doorashada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo doortay Cali Daahir Ciid ka dib doorasho maanta ka dhacday magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamukaasi. Xilka madaxweyne ku xigeenka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xildhibaan Warsame Joodax: DF Waxay Galmudug Ka Waddaa Boob Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan (Joodax) oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya, ayaa dowladda federaalka ku eedeeyey in sidii loo baahnaa aysan wajihin maamul u sameynta Galmudug .…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dhismaha Garoonka Jamaacadaha Oo Gebo Gebo Ah Waxaa heer gabo ah soo gaaray dib u dayactirka ka Socda garoonka Jamaacadaha ee degmada Hodan wuxuuna garoonka soo maray maraaxil kala duwan sanadihii lasoo dhaafay waxaana iminkana muuqanaysa bilicda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Eedeeyay Farmaajo Iyo Kheyre Murashax Cabdiraxmaan Odowaa ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay madaxda ugu sareysa ee dalka isaga oo tilmaamay in Galmudug ay yeelato seddex madaxweyne ay masuuliyadeeda qaadayaan madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Qoorqoor oo Noqday Madaxweynihii 3-aad ee Galmudug Todobaad Gudihiisa Doorasho goordhow ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, xarunta Galmudug islamarkaan ay garwadeen ka ahayd dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa waxaa madaxweyne loogu doortay Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Baarlamaanka ay aqoonsantahay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Maanta Ee Galmudug, Yaase Diidan? Doorasho hal dhinac ah ayaa maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb kadib markii ay qaadhaceen murashaxiinta mucaaradka. Doorashadan waxaa ku tartami-doona: Axmed Cabdi kaariye( Qoorqoor), Dr. Abdirahman Sabriye, Axmed Shire Falagle iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Xasan Cali Kheyre Waligiis Run Ma Sheegin Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, madaxweynaha maamulka Galmudug garabka Gaalkacyo oo ka hadlayay arrimaha doorashada maamulkaasi ayaa sheegay in ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uusan waligiis run sheegin waxa uuna xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: 15 Qof Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed labadii maalin ugu dambeysay ka socday galbeedka magaalada Kismaayo. Dagaalkan oo u dhaxeeya beelaha Majeerteen iyo Cawra-male, waxaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Doorasho Kale Oo Maanta Ka Dhacaysa Dhuusamareeb Magaalada Dhuusamreeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka taas oo ay waddo dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaa si aada…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo War Ka Soo Saartay Isbitaalka Yardimeli Wasaardaa caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in wasaaraddaasi aaney jirin wax wada shaqeyn ama howlgelin ah uusan kala dhaxeyn hey’adda Yardimeli ee hirgelisay…