Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Qarax Bambaano Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa faahfaahinno kala duwa ay ka soo baxayaan qarax bambaano oo goor dhow lagu weeraray askar ka tirsan ciidanka dowladda oo ku sugnaa agagaarka suuqa khudaarta Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,… 1 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Saamaynta Dhaqaale Ee Coronavirus Ku Yeelan Doono Soomaaliya Coronavirus oo noqday mushkilad caalami ah, ayaa dunida ku yeeshay kuna yeelan doona saamayn u badan mid taban. Soomaaliya oo dhibka Virus-kan la qabta caalamaka aafadan la daalaa dhacaya, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Guddoomiyaha Midowga Afrika Oo Galay Xaalad Karaantiil Ah Guddoomiyaha midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay in uu galay xaalad karaantiil ah ka dib markii qof ka shaqeeya xafiiskiisa laga helay xanuunka caalamka faraha ba’an ku haya ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Maanta Dhaqangalinaya Amarro Ay Soo Saareen Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo sabti ah waxa ay hirgalinaysaa amarro ay soo saaratay maalinkii shalay ahaa kuwaas oo ku addanaa in gabi ahaanba deegaanada Puntland aan la keeni…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 28-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19. Madaxweynaha Somaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo Laga Helay Coronavirus Ra’iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay. Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay warkan. Mr Johnson ayaa qaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 26-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda Soomaaliya Ayaa Xaqiijisay In Kiiskii Labaad Ee Coronavirus Ah Laga Helay Magalaada Muqdisho Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka FACT CHECK: Nabad iyo Nolol Iney Ka Beensheegto Hannaanka Deyn Cafinta, Qof Walbaa filayey! Ugu horreyn, ra’isul wasaare Xasan Kheyre oo xalay la hadlay saxaafadda waxaa uu ku faanay in maamulkoodu uu gaaray guusha deyn cafinta, mid cusubna qaadan karaan taas oo l barbardhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiiskii 2-aad ee Coronavirus oo Soomaaliya Laga Helay Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar oo goordhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in magaalada la helay kiis 2-aad ee qabo Coronavirus. Muwaadinkan oo ka yimid dibadda waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Sheegay in Gobalka Baay Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa waxa ay sheegeen in deegaanka Deynuunaay oo qiyaastii 18-km u jirta magaalada Beydhabo ee gobalka Baay ay ku dileen xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al shabaab…