Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey Ee COVID-19
Sheeko:Wararka Caafimaadka
Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiyo Abiikar Nuur oo maanta shir jaraaid qabatay ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey dalka ee xanuunka Coronavirus iyadoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay tagaan goobaha lagu baaro xanuunka sida Isbitaalka Martiini.
Halkaan ka Daawo Hadalaka Wasuurka.
Goobjoog News