Madaxweynaha Galmudug oo Soo Dhoweyn Loogu Sameeyey Degmada Hobyo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa galabta safar ka mid ah kuwo uu ku marayey gobolka Mudug, waxaa uu ku gaaray degmada Hobyo ee isla gobolkaasi. Madaxweynaha wafdigiisa ayaa si… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Agab Caafimaadka Guddoontay Dowladda Ethiopia Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Ethiopia Mudane Axmed Shide ayaa maanta booqasho ku yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana Wasiirka Maaliyadda ku weheliyey Wasiirudowlaha Arrimaha Debadda Mudane Ridwan Xuseen…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Ciidamada Xoogga Ku Eedeyey Dagaal Beeleed Ka Dhacay Xadka Gobolka Hiiraan iyo Itoobiya Deegaanka Abaalay ee xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago Itoobiya, ayaa shalay waxa ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimashada in ka badan lix qof inta la og yahay, iyadoo khasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiirrada? Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo ah guddoomiyaha guddida heer Qaran ee fududeynta Ganacsiga Soomaaliya oo sidoo kalena ay Wasaaradda Ganacsigu iyo Warshadahu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirkii Djibouti Ee Soomaaliya iyo Somalinad oo Lagu Kala Kacay Shirka dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Somalinad uga socday dalka Djibouti ayaa goordhow lagu kala kacay sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah. Wararka ayaa intaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Lala Xisaabatamaa” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay saamilayda isboortiga dalka ay la xisaabtamaan mas’uuliyeenta hogaaminaysa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku shaacisay in guud ahaan dalka laga diiwaan geliyey 38 kiis oo xanuunka COVID-19ah. taas oo guud…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maanta Boqortooyada Sucuudiga Laga Soo Celiyey Diyaaradda Daallo oo sida 139 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta gelinkii dambe ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tartan Lagu Xusayo Laacibkii Hore LLp Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Ugu Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu socda tartan lagu xusayo laacibkii hore LLP Jeenyo Xulka Qranka Soomaaliya iyo Gobolka Baayo Maxamaed Xaaji Adam Uurey kaas oo dabayaaqadii 2019 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Deegaanka Gawaan Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa booqasho gaaban ku tagay isbitaalka guud ee Gawaan ayaa kormeeray qeybaha uu ka…