Wararka Caalamka Muuqaal:-Waa Sidee Aragtida Haweenka Muqdisho Iyo Meel Marinta Kuraasta Haweenka? Juun 22, 2020 qaar ka mid ah haweenka Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan meel marinta kuraasta ay haweenka ay ku fahdiyaan,iyagoo madaxda Dowladda u soo jeediyay in loo gaar yeelo Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Haweenka Oo La Hadlay Goobjoog https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/content/uploads/2020/06/whatssss-1.mp4