Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Faahfaahisay Wararkii Ugu Dambeeyey COVID-19
Sheeko:Wararka Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
> Laga Helay: 23
> Somaliland: 18
> Benadir: 5
> Lab: 18
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 11
> Dhimasho: 0
> Tirada Guud Laga Helay: 2,835
> Bogsashada Guud: 829
> Dhimashada Guud: 90.
Goobjoog News