Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaladaha COVID-19 Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 36 qof oo cusub, taasi oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Deegaanka Jaziira oo Hirgelinaya Adeegyada Lagu Horumarinayo Deegaanka Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Jilicow Maxamuud ayaa sheegay inay isa soo tarayaan dadka u dalxiis tegaya Jaziira, maadaama dhawaan halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Maxaa Loogu Hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Bacaadweyn+Sawirro Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa gaaray Deegaanka Baacad-weyn ee Gobolka Mudug. Halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliye Odawaa “Way Jiraan Ciidamo Aan Mushaar Qaadan,Balse Dowladdu Waxa Ay Ku Dadaaleysaa Sidii Ciidankaas Ay Xuquuqdooda U Heli Lahaayeen ” Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inay jiraan ciidan aan mushaar qaadan,balse Dowladda ayuu ku dadaaleyso sidii ciidankaasi ay xuquuqdooda u heli lahaayeen Halkan Ka Daawo Taliye…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir OO Faah Faahisay Go’aan Ay Isku Raaceyn Xildhibaanada Ka soo Jeeda Somaliland Xildhibaan Sahra Cabdiqaadir ayaa faah faahin ka bixisay wixii ay isku ay ssku raaceyn Xildhibaanada Somaliland Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Canab “Kuraasta Dir Hala Yiraahdo Ee Yaan La Dhihin Kuraasta Gobolada Waqooyi” Xildhibaan Canab Xasan Cilmi oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Lagu Wareejiyey Agab Caafimaad Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kala wareegtay Hay’adda World Vision qalab loogu tala galay Kahortagga iyo baaritaanka COVID-19. Qalabka ayaa ka saacidi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Xildhibaan Dr.Cilmi “Kuraasta Somaliland Doorashadooda Waa In aan Laga Dhigin Muqdisho “ Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid xildhibaanada reer Somaliland ayaa sheegay in kuraasta Somaliland doorashadooda aan laga dhigin Muqdisho loona daayo meeshii suurta gal ah. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Cabdi Cali “Xeerkan Waa In La Waafajiyaa Dhaqanka Soomaaliland” Xildhibaan Cabdi Cali oo ka tirsan golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyinka la waa waafajiyaan dhaqanka Soomaaliland Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka