Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Ay Whatsapp-ka Ku Yeesheen Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Cabdirisaaq “Xeerkan Waa Mid Soo Hormaray Maadaama Nooca Doorasho Aan La Isku Raacin” Xildhibaan Cabdirisaaq oo ka mid ah golaha shacabka ayaa sheegay in xeerkan doorashooyin aan aheyn mid la isku raacsanahay kana soo horomaray waqtigiisa. Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Guuleed Caydaruus “Golaha Shacabku Waa In Ay Nala Qaataan Soojeedinteena Cusub ” Xildhibaan Guuleed Caydaruus oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ayaa sheegay in Golaha Shacabku ay la qaataan soojeedintooda cusub oo aan cidnaloo afduubin Halkan Ka Daawo Khudbadii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo Golaha Shacabka Faah Faahin Ka Siiyay Xeerka Gaarka Ah Ee Habraaca Kuraasta Somaliland Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow Oo ah guddoomiyaha guddiga Wadajirka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa faah faahin ka siiyay xildhibaanada golaha shacabka xeerka gaarka ah ee habraaca…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Xildhibaan Fowsiyo “Soomalinimo Maahan In Dadka La Kala Saaro ” Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka hadashay fadhigii golaha shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay “Soomalinimo Maahan In Dadka La Kala Saaro ” Halkan Ka Daawo Khudbad Ay Ka Jeedisay Aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidamadda Kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo Gorgor oo siwada jir ah u howlgalaya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanno hoos yimaada magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellah hoose. Howlgalkaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Waa Sidee Aragtida Haweenka Muqdisho Iyo Meel Marinta Kuraasta Haweenka? qaar ka mid ah haweenka Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan meel marinta kuraasta ay haweenka ay ku fahdiyaan,iyagoo madaxda Dowladda u soo jeediyay in loo gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kala Diray Macallimiintii Xulka Soomaaliya Gaarsiiyay Fiinalaha Tartankii 17-Jirada 2018 Falanqeeye Ibraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in aad ugu xunyahay macallimiinta iyo ciyaartooydamarkii ugu horeesay Soomaaliya gaarsiiyay fiinalaha tartanka 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ku qabsoomay magaada Bujumbura…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS iyo Qaramada Midoobay oo Dacwad u Heysta. Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu maxkamad la tiigsan doono machadka Uinted Nation Accademy of Somalia oo adeegsatay magaca iyo sumadda qaramada midoobay isaga oo aan heysan fasax. War…