Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Muqdisho. Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxo hubeysan ayaa Fagax ee degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ku dilay wiil dhallinyaro ah, kaas la sheegay inuu ahaa Darawal Mooto Bajaj. Kooxaha ayaa doonayey in dhac u geystaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Goobjoog Oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Oo Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Waxaa si xiiso u socda tartanka lagu xusayo xidigihii hore Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Uurey waxaana kulan ciyaareed ka mid ahaa tarankaas wada dheelay labo koox…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Kootada Haweenka Kulan maanta golaha shacabka ay isugu yimaadeen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay ku meelmariyeen, xeerka qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka ah, kaas oo maalmahan golaha uu …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka Sare In Aan Lagu Qaybin Hannaanka 4.5 Oo Laga Soo Horjeestay. Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka sare in aan lagu qaybin hannaanka 4.5 oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Arinkaa
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeyne Deni oo Maanta Gaaray Magaalada Qardho Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hor kacayo ayaa maanta gaaray Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar , iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Deni ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Ciidamo Ka Tirsan Militiriga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ayaa xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan waxayna madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ka dalbadeyn in wax laga qabato cabashooda. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Bahda Ciyaaraha Oo Walaac Ka Muujiyay Dayacaada Ka Jirta Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhallinyaradda Dowladda Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Diiriye oo ah wasiirkii ugu waqti dheeraa ee soo mara wasaarada ciyaaraha ayaa ka gaabisay shaqooyinkii loo igmaday,iyadoo waqtigeeda ugu badan uu ka qaatay…