Shirkii Djibouti Ee Soomaaliya iyo Somalinad oo Lagu Kala Kacay Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka dib u heshiisiinta ee Soomaaliya iyo Somalinad uga socday dalka Djibouti ayaa goordhow lagu kala kacay sida ay Goobjoog News u xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah. Wararka ayaa intaa ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Lala Xisaabatamaa” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay saamilayda isboortiga dalka ay la xisaabtamaan mas’uuliyeenta hogaaminaysa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalin laha ah ku shaacisay in guud ahaan dalka laga diiwaan geliyey 38 kiis oo xanuunka COVID-19ah. taas oo guud…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Maanta Boqortooyada Sucuudiga Laga Soo Celiyey Diyaaradda Daallo oo sida 139 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta gelinkii dambe ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Lagu Xusayo Laacibkii Hore LLp Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Ugu Socda Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu socda tartan lagu xusayo laacibkii hore LLP Jeenyo Xulka Qranka Soomaaliya iyo Gobolka Baayo Maxamaed Xaaji Adam Uurey kaas oo dabayaaqadii 2019 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Gaaray Deegaanka Gawaan Ee Gobolka Mudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha ayaa booqasho gaaban ku tagay isbitaalka guud ee Gawaan ayaa kormeeray qeybaha uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dood Wadaag Looga Hadlayay Xalka Colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo Lagu Qabtay Dood wadaagaan oo ahaa mid looga Hadlayay sida xal-waara looga gaari lahaa colaadaha kusoo laa laabta deegaanada gobalka Mudug isla markaana ay soo Agaasimeen madasha Nabada iyo Is dhaxgalka dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Golaha Shacabka oo Laga Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen urrurada ka shaqeeyaya arrimaha xuquuqda haween ee SSWC,IIDA Iyo SWA ayaa looga haylayay sidii loo meelmarin lahaa hindise shariciyeedka jinsiga ee haatan horyaala Barlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Kulan Gaar ah Ka Yeelanaya Arrimaha Suuriya Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa shaaciyay in uu jiri doono kulan u dhexeeya xukuumadaha Ankara, Moscow, iyo Tehraan kaasoo looga arrinsan doono arrimaha dalka Suuriya. Wasiirka ayaa sheegay…