Wasaaradda Amniga Galmudug oo Bilaabeysa Wajiga Labaad Ee Xareynta Maleeshiyaadka Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga Gudaha, wasiirka Dekedaha iyo kaluumaysiga, wasiirka Bay’ada iyo horumarinta reer Miyiga iyo saraakiil kale ayaa maantay booqasho ku tagay xerada Dhaanka-roone ee dhacda duleedka Galbeed ee Galinsoor iyo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga George Floyd oo Lagu Aasay Magaalada Houston George Floyd, oo ahaa nin ka tirsanaa Bushada Madow ee Mareykanka, dilkiisana uu dhaliyay dibadbaxyo gilgilay guud ahaan Mareykana iyo qeybo ka mid ah dunida, ayaa Talaadadi shalay lagu aasay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Soo dhoweeyey Deegaanka Afbarwaaqo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay oo galabta socdaal dhanka dhulka ah ku gaaray magaalada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug iyadoo si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal-Madaxweyne Geele Oo Xaqiijiyay Kulanka Rasmiga Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xaqiijiyay kulanka rasmiga ee u dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Muuse Biixi Cabdi.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN :Xogta Safarka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ee ku wajahan Jabuti Waxaa lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal, wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wadahadleen James Swan iyo Wasiir Islow? Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta kulan la yeeshay wakiilka guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Wasiir Islow iyo James Swan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Geelle oo Ka Hadlay Wada Hadalka Farmaajo iyo Biixi Madaxweynaha Djibouti ayaa sheegay inuu berri shir guddoomin doonno wada hadal dhex mara Madaxweyneyaasha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo Somaliland Muuse Biixi. “Berri waxaan shir guddoomin doona kulanka Madaxweyne Farmaajo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiyada Somaliland oo Ku Kala Aragti Duwan Shirka Jabuuti Ka Furmaya Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa goor dhawayd xafiiskiisa kula shiray madaxda labada xisbi qaran ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysay Cali Waraabe. Madaxweynaha ayaa labada guddoomiye kala xaajooday qorshaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 48-kii Saac Ee Tagtay Wasaadda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda COVID-19 ku sheegtay in 48-kii saac ee la soo dhaafay la diiwaan geliyey 66 xaaladood oo Coronavrirus ah. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Ka Digay In Dalka Uu Ka Dhaco Qalalaase Siyaasadeed Oo Horseeda Burburka Dowladnimo Ururada Bulshada Rayid oo ka digay in dalka uu ka dhaco qalalaase siyaasadeed oo horseeda burburka Dowladnimo waxaan warsaxaafadeed ka soo baxay warbhaainta u aqriyay mudane Shaatax