Guddoomiye Taqal “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ha Soo Dhaafo Muqdisho” Sheeko:War Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Tim-jilac) ayaa sheegay in madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga doonayo in ay is badal ay sameeyeen horomarna gaarsiiyeen guud ahaan Wadanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Ku Saabsan Haweenka Ka Ganacsada Caanaha Haweenka ka ganacsada caanaha xiliga habeenkiiay sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan halista Waddooyinka Muqdisho wariyaha goobjoog Maariya Aadam Harlin ayaa booqatay suuqyada lagu iibiyo caanaha,iyadoo warbixintan ka diyaarisay
1 daqiiqo Sheeko:War Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Xiray Wajiga Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo xiray wajiga labaad ee Barnaamijka shaqo qaran
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeellka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo xanuunka Coronavirrus oo gaarayo 47 kiis 24-…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya Oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Laga Lee Yahay Kiinya Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Puntland oo Xilka La Wareegay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland Maxamed Cabdirashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Maxamed Cabdiladiif Yuusuf, Munaasibad kooban ku dhacday hab-…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Dalka Ku Soo Celisay Muwaadiniin Ku Xayirnaa Sacuudiga Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo ku xayirnaa wadanka Sucuudiga tan iyo markii dunida safakeeda uu kala xiray xanuunka safmarka ah ee COVID-19 iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:War Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Imaaraadka Carabta oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadashay Qorshaha Nabadda Bariga Dhexe Ka Dib Hadalkii Trump Ee Daanta Galbeed Sarkaal sare oo u dhashay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegay in tallaabo kasta, oo hal dhinac, oo Israel ay ugu darsaneyso qeybo ka mid ah Daanta Galbeed, ay dib…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadka U Geeriyoonayo Astaamaha COVID-19 oo Ku Soo Badanaayo Baladxaawo Halka Caafimaadku Liito Magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo waxa sii kordhaya tirada dadka ku dhimanaya iyagoo leh astaamaha xanuunka safmarka ah Coronavirus iyadoo ay kuwa kale u jiifaan calaamadaha xanuunkaasi goobaha caafimaadka Waxaa…