Guddoomiye Saacid “Degmada Warta Nabadda Taariikh Weyn Ayay U Tahay Helitaanka Garoonka Stadium Muqdisho ” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha oo Dalbatay iney Iscasilaan Xaliimo Yarey iyo Guddigeeda Madasha Xisbiyada qaran oo qoraal soo saaray ayaa dalbaday iney iscasilaan dhammaan guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka. Halkaan Ka Akhriso. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh “Guddoomiye Xaliimo Yarey Ma Ahan In Ay Kororsiimo U qalqaaliso Madaxweyne Farmaajo ” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Mqudisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Zakariye Yuusuf ‘’ Waa Nasiib – daro in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka ‘’ Zakariye Yuusuf oo ka tirsan Hay’adda xasaradaha Caalamka ayaa nasiib-daro ku tilmaamay in la jabiyo qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka,isagoo sharaxaad dheeri ah ka bixiyay khilaafka labada aqal ee Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xafiiska UNSOM oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiye Rouhani: Iraan Waxaa ay Wajahaysaa Sanadkeedii Ugu Adkaa Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani, ayaa Axadda maanta ah sheegay in dalkiisu uu wajahayo sanadkiisii ugu adkaa sababtoo ah cunnaqabateynta dhaqaale ee Mareykanka iyo cudurka safmarka ah ee COVID-19. Xaaladda adag…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Mid Ka Mid ah Beelaha Degan Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay 13-Kursi Ee Gobolka Banaadir Mid ka mid ah beelaha degan Muqdisho oo soo dhaweeyay hanaankii Golaha Shacabka Baarlamaanka ay ugu codeeyeen kuraasta uu Aqalka Sare uu ku yeelanayo Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Warbixin…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo u Fadhiisatay Dacwad Loo Heystay Labo Eedeysane Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta ufarisatay wajiga kowaad ee dacwadii lo heystay 2 eedeysane oo mid kamid ah uu yahay shacab halka kan kalane uu ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Labo Xubnood Oo Guddiga Doorashooyinka U Matala Xisbiyada Mucaaradka Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labadii Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka u Matalaya Xisbiyada Mucaaradka Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay labo xubnood
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hogaamiyaha Mucaaradka Ee MalawiMalawi oo Loo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub Ee Dalkaasi Hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Malawi, Lazarus Chakwera, ayaa Axadda maanta ah loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee dalka Malawi ka dib markii Sabtidii lagu dhawaaqay in uu ku guuleystey…