Akhriso: War-murtiyeedka Ka Soo Baxabay Kulankii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Sheeko:Arrimaha Amniga Waxaa warmuriyeed laga soo saaray shir labo maalin Gaalkacyo uga socday madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland Siciid Cabdillaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor,. Kulanka ayaa waxaa intii uusan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Danjire Caalim “ Farmaajo Waa In Uu iska Iloobaa Ku Soo Laabashada Villa Somalia ” Danjire aqoon-yahan Maxamed Caalim oo ka Faalooda Arimaha Siyaasada Soomaaliya ayaa sharaxaad waafi ah ka bixiyay khudbadii ay Golaha Shacabka ka hor aqrisyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:-Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Hadaljeedintii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey) ee ka horjeedisay xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Halkan Ka Daawo Khudbadii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin:-Ma Ogtahay In Madaxweyne Farmaajo Uu Horay U Ahaa Garsoore Xaga Ciyaaraha? Goobjoog uu kuu diyaarisay warbixin ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee xaga ciyaaraha,isagoo horay u ahaa garsoore dhinaca kubbadda cagta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsa Sooyaalka Ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Magacyada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Ka Horyimid Meel Marinta Matalaadda Banaadir Xildhibaannadaan golaha shacabka ee hoos ku qoran, waxay maanta uga digeen guddoonka goloha shacabka ee BF in la baalmaro dastuurka, oo ah heshiis bulsho iyo xeerarka kale ee dalka, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sababaha ay Xaliimo Yarey Dib Ugu Dhigeyso Doorashada 2020-ka Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Xaliimo Yareey , oo maanta hortagtay goblaha shacab ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyadoo laga sugayey in ay cadeyso in dalka ay doorasho qof…
1 daqiiqo Sheeko:War Kooxda Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Sheegay in Galmudug iyo Puntland ay Bilaabayaan Howlgallo Wadajir ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo warbaahinta ugu warramayey magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabab iyo Daacish oo ku sugan Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Madaxweynaha dopwlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Muqdug ee Puntlnd, kadib markii qarax ismiidaamin ah lagu dilay bishii May 2020-ka, gudoomiyihii hore gobolka …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Shacabka Muqdisho Oo Hambalyo U Diray Dowladda Jabuuti Dadweynaha reer Jabuuti ayaa u dabaal-degaya maalmaha xoriyada ee 27-ka Jun, hadaba qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay dabaal-degaas ee ka socota Jabuuti. Halkan Ka Daawo Aragtida…