Madaxweyne Laftagareen oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Warfaafinta Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa xilkaqadis ku sameyey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta wulshada isagona xubno kale oo cusub u Magacaabay wasaaradda. Halkaan Ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Dowladda Soomaaliya waa Iney Degdeg Usii Deysaa Weriye Abuuja Amnesty International ayaa waxaa soo saartay qoraal ay ku sheegtay walaaca ay qabto xariga weriye Maxamed Cabdiwahab Abuuja iyaga oo dowladda federaalka ah ugu baaqay in si shuruud la’aan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:-Faah faahin Qaraxii Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekadda Muqdisho Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Xarunta Ilaalada Canshuuraha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho,Waxaana inta la xaqiijiyey ku geeriyooday hal ruux, kaas oo ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Hub iyo Ciidan Kula Wareegtay Balanballe Madaxwynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wasirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa oo goobjoog ka ahaa wareejinta hub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahin Qarax Saaka Ka Dhacay Afaafka Dekadda Muqdisho Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax saaka ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, kadib markii gaari lagu weerar laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda dekadda, warar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradd Waxbarashada Soomaaliya oo Shaacisay Waqtiga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay ku shaacisay xiliga wasaaradda la bilaabayo qaadista imtixaanka shaadiga ee Fasalada 8aad ee dugsiga dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekadda Muqdisho. Qarax xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay afaafka hore ee Dekadda magaalada Muqdisho, gaar ahaan laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda Dekadda. Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday gaari yar…