Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad gooboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa war ka soo saaray deegaameenta laga sameeyo dhulka daaqsimeedka, waxaana uu faray laamaha amniga in ay joojiyaan dhismayaasha nuucaas ah. Qoraal ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka Dugsiga Sare Wasaaradda waxbarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumaadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare, kaas oo la filaayo in uu bilowdo 18- june 2020-ka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in y kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee maagalada Muqdisho. Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa…