Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Gudoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Wadajir Sheeko:Amniga Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyaha maamulka degmada Wadajir, Mudane Cabdiraxmaan Ow Cali. Wareegto ka soo baxday… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga ISutaga Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed 21 July 2020: Guddiga Isutagga ururrada bulshada rayidka ee Soomaaliyeed iyo aqoonyahanno u ololeeya nabadda, xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda, oo ka kala socda dhammaan maamul gobaleedyada iyo gobolka Banaadir, waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Villa Somalia Oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” Ah Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraysi:- Xuseen Macallin Oo Faah Faahin Ka Baxiyay Warbixintii Ka Soo Baxday Machadka Hiraal Xuseen Macallin Maxamuud oo ah agaasimaha Machadka Hiraal oo wax ka qora arrimaha amniga fadhigiisuna yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal uu soo saray 18-July 2020 waxaa lagu sheegay inuu jiro hoos u…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddigii Abaabulka Tartankii Lagu Maamusayay Laacib Uureey Ayaa Abaal Mariyay Kooxihii Kaalmaha Horey Galay Guddigii soo qaban qaabiyay tartankii lagu maamusyay laacib Maxamed Xaaji Adam (Uurey) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabada lagu soo xereyay laguna abaal marinayay kooxihii kalaamaha hore ka galay tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xasan Sheekh Maxamuud “Shaqooyin Badan Oo Aheyd In Laga Qabto Arimaha Doorashooyinka Waa La Dayacay” Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shaqooyin badan oo aheyd in laga qabto arimaha doorashooyinka 2021 in la dayacay,isagoo sheegay in Madasha Xisbiyada Qaran ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Warbixin :- Aqoonyahano Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Mag-dhaw Uu Siiyo Weriye Cabdicasiis Gurbiye Markii seddaxaad ayaa todobaadkan loo balansan yahay in Weriye Cabdicasiis Gurbiye uu hortago Maxkamada gobolka Banaaadir, halkaas oo ay ka socoto dacwada Weriyaha. Dacwadan oo dabada ay ka riixayso Madaxtooyda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynayaashii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh Ayaa Ku Baaqay In Gurmad Loo Fadiyo Dadka Fatahaadaha Ay Saameeyeen Madaxweynihii Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaato ba’an oo ay wajahayaan Qoysas badan oo ku nool deganada gobolada Shabbeelooyinka. Xasan Sheekh Maxamud waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dr Xasan Sheekh Cali “ Farmaajo Waa In Uu Ogaadaa Haddii La Gaaro 8-da Febraayo In Uu Yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ” Magaalada Dhuusmareeb waxa ka soconaya shirar gooni- gooni oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka , xubnaha maamul goboleedyada iyo bulshada rayidka. Shirka madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa ah mid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraysi:- Muxuu Yahay Nidaamka Federaalka Ee Soomaaliya Qaadatay ? Jahweerar dhanka siyaasada iyo Khilaafaad aan dhamaan ayaa weli ka taagan nooca Federaalism-ka ee ay Soomaaliya qaatay,khilaafka ugu badan ee soo lab- laabta wuxuu u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha…