Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Lagu Furay Duulimaadyada Caalamiga ah
Sheeko:Wararka Caafimaadka
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo xiray sababo la xiriira COVID19, bishii march sanadkaan 2020-ka, oo la helay kiisaskii ugu horeeyey xanuunka Corona.
Halkaan Ka Akhriso:
Goobjoog News